DIGNIIN IYO DARDAARAN BY: YAXYE CAAMIR

 

Run Miyaa? Ma ogi. No.191

 

Jacfar yare ayaa yiri:

Hal Geed waxaa laga sameyn karaa 1000 Xabo oo Taraq ah, laakin hal Xabo oo Taraq ah ayaa gubi kara 1000 Geed.

Hal Ceel oo Shidaal ah waxaa laga biili karaa 100.000 Qooys, laakin hal Saxiix ayaa ummaddu ku weeyn kartaa 1000 Ceel.

Qof Masuul ah oo Maskaxdiisu si qalad ah u fekertana waxa ey Burburin kartaa Quluubta Shacabka & Mustaqbalka Jiilasha dambe, ha noqon Qalbi dile (F.S:1aad).

Run Miyaa? ma ogi

Qore: Yahya Amir

SHEEKOOYIN