Qormooyin articles

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? W/Q; Bashir Ali Hashi

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? W/Q; Bashir Ali Hashi

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay. Siyaasaddu waa hannaan ama hab caddaaladeed bulsho meel wada dagto loogu qeeybiyo awoodaha siyaasadeed iyo midda kheeyraad ee ka dhaxeeyo bulshadaas, isla markaane waajibaad lagula xisaabtamo

Top