Qormooyin

Waddada Suubban: Q14AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q14AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Gaajada kugu soo gaarta dal Alle, Jaabir (A.K.R.) wuxuu yiri: waqtigii dagaalkii kooxihii isbahaystay asxaabtii waxaa sidoo kale la yiraa dagaalkii Godka. waxaan...

Waddada Suubban: Q13AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q13AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis.Hormadaanu waxay toos u la xariiraa kii aan jimcihii hore soo qaadannay.Abuu Umaamah ( A.K.R) wuxuu yiri:...

“Kalimatul Qur’aan, (الْقُرْآنِ). Kitaabka

Kalimatul Qur’aan, (الْقُرْآنِ). Kitaabka munasalkaa waxay kusoo aroortay (50-jeer). Konton mar. “Subxaanallaah” waa magaca labaad ee loo yaqaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, ee sugan. Kitaabka Qur’aanku wuxuu leeyahay Konton...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q30AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q30AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Qaybtaan oo ah tii ugu dambaysay ee aan kusoo afxiri doono Xeerka iyo Xigmadda Shiribka. oo muddo sannad ah taxane...

SHARWADE SHAARUB MIIQAN W/Q: Ismaaciil Nafyar

SHARWADE SHAARUB MIIQANWaagiisii hore wuxuu ahaa xerow xaadira xalqooyinka aqoonta diiniga ah. Waxa uu xamaasad aan xad lahayn u hayey jiibinta xadrada, waxayna u ahayd waxa kaliya ee uu...

Wax Nin weyn loo sheego maahan Q1AAD. W/Q: Cismaan Cabdixaliim

Wax Nin weyn  loo sheego maahan Q1AAD. ________________________________Wiil Mudug Vs Dhakhtar Kanada Udhashay Isagoo Gaalkacyo ku weynaadey ayaa waayaha iyo nasiib is biirsaday Canada ka tuureen waa 40 jir aan weligiis...

Madfacii i sigey! W/Q: Cabdiwahaab Xasan Dhafe.

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo shaagankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho...

Waddada Suubban: Q12AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q12AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis. Mowduucaanu wuxuu toos u la xariiraa kii aan jimcihii hore soo qaadannay.Khalid ibn Camar al-Cadawi (A.K.R.)....

Riyadeyda ma ii rumeyn kartaa? W/Q: Sacdiyo Maxamuud Garcadde

Riyadeyda  ma ii rumeyn kartaa? Waxaan leeyahay riyo dareen markan xasuusto aan dhoolla caddeeyo waxaan leeyahay hammi sare iyo hiigsi waxaan leeyahay go’aan aan ka baaraandegay oo aan nafteyda...

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”"Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis.Eebbe weyne kor ahaaye wuxuu yiri:فَخَلَفَ مِن بَعْدِهِمْ خَلْفٌ أَضَاعُوا الصَّلَاةَ وَاتَّبَعُوا الشَّهَوَاتِ ۖ فَسَوْفَ يَلْقَوْنَ غَيًّا...

SHEEKOOYIN