Ina Cubtan

222 articles

XAAWO; MA FEERTA AADAM AYAA LAGA ABUURAY?! W/Q: Abdullahi M. Hussein

XAAWO; MA FEERTA AADAM AYAA LAGA ABUURAY?! Shaki kuma jiro in dadku badankoodu aaminsan yihiin in Abooto xaawo cs laga abuuray feerta Abkoo Aadam cs. Waxayna arintaas u haystaan mid khilaaf ka...

BARO BOQOL ERAY; Casharka 5aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY; Casharka 5aad Jareer – Jiriir – Jidhiid Jiriir:Miraha ama badarka la tumo qurubyada yaryar ee aan burburin. Jiriirtu waa iniino yaryar oo aanay kasha ama makiinaddu sii jejebin...

 Gabayga: GODGODAN Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

  Gabayga: GODGODAN   Ga'da maanso, guurowga gabay, amase geeraarka Murti gaafan, arar lagu gedfoo, gudub u liishaaman Gundhig hadale, hadaf gobannimoo, gelaya taariikhda Galayroow adaa goor walbaba, gaawahoow cula'e Iga gunud warbixin gaaban baan, gudogelaayaaye.   Gabagabo...

BARO BOQOL ERAY; Casharka 4aad W/D: Caliqeyr M. Nuur 

BARO BOQOL ERAY; Casharka 4aad Xilkas  – Xildhibaan Si aan u ogaanno kala duwanaanta ‘xilkas’ iyo ‘xildhibaan’waa in aan baranno macnaha horgalaha ‘xil’ iyo labada dibgale ee ‘dhibaan’ iyo ‘kas’. Xil: Ceeb;...

Dhibaatooyinka danyarta haysta W/Q: Abdi Hakim Shiekh Abdullahi Jama

Dhibaatooyinka danyarta haysta   Ka dib Burburkii Dowladdii Dhexe Ee Soomaaliya sanadkii 1991-kii ayaa waxa uu dalku galay xaalad ka duwan xaaladdii hore, waxaana guud ahaanba dalka ka qarxay dagaallo...

TALO  W/Q: Macallin Yuusuf Xasan

TALO  Toban arrimood oo talo iyo tusaale ah oo adduunku ku liibaanay kuna caano maalay. Ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba dhibka ugu wayn ee haystaa waa caddaalad darro. Haddaba xaqsoor dhab...

BARO BOQOL ERAY Casharka 3aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka 3aad Haliil  – Hamuun – Hilow Haliil –ka (m): Rabitaan ama go'aan maskaxeed, oo wixii la rabay lagu degdegayo. Waa eray  ka unkamay hal + liil. Hal: Mid; meel; xag; wax. Liil: Si...

ISLAAMKA IYO FALAGGA (ORBIT)KA W/D: Ustaad Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKA IYO FALAGGA (ORBIT)KA Islaamku Masaadirtiisa saxiixa ah sida quraanka iyo sunada raacsan marna kama hor imaanin cilmiga iyo aqoonta dhab loo hubiyay ee aadanuhu ka gaaray sida ay u...

BARO BOQOL ERAY Casharka 2aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka 2aad  Xera-edeg  –  Carra-edeg. Xera-edeg –ta (m):  Dhulka maanta loo yaqaan Afrika. Waa eray ka unkan xero + edeg. Xero: Dhis wareegsan oo kor ka furan. Edeg: Dhis kankoonsan oo inta...

Gabayga: ISIR-SOOC W/C: Cabdinaasir Xiddig

Gabayga: ISIR-SOOC Allahayoow adaa aamiroo, uunkan suubsadaye Allahayoow adaan eedlahayn, Aadanoo kala'e Allahow adaa noo arxama, idil ahaanteene Allahayoow adaa nagu irsaqay, agab dhammaanayne, Soomaali adigaa ka dhigay, duul ayaan badane Afrikadan dhulkii ugu wacnaa,...

SHEEKOOYIN