Maamulka Laashin

1782 articles

Waa Maxay Federal? Q.2aad

  Waxaan ku soo jirnay Qaabka awood qeybsiga United States Of America, taas oo aan aragnay sidda sinnaanta loogu qeybsaday Senetorka, tirada Dadkana loogu qeybsaday Houseka, hadaana waxaa 10 kii...

Silsiladda; MIDNIMO Maansada 1aad; “MIDNIMO” Curiye; Bashiir M. Xersi

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; MIDNIMO   Maansadan “MIDNIMO’ curinteedu waxay igu dhalatay dharaartii 19ka bishan Sebtembar 2014, ka dib markii aan daalacday warka ku saabsanaa natiijadii ka soo baxday, cod bixin iyo afti...

Ganacsatooy su’aalahan jawaab ma u heli kartaan?.

Ganacsatooy su'aalahan jawaab ma u heli kartaan?. Haddii aad aragto dal horumar la taaban karo gaaray, oo ilbaxnimo iyo quruxina ay ka muuqato ogow in ay ganacsatadiisu, si qiiro waddaniyadeed...

Hoggaanku waa hagaha Bulshada W/D; Mohamed Musa Shiikh Noor

Hoggaanku waa hagaha Bulshada   Umad waliba waxa ay hor-umarka ku gaarto waa hoggaanka mar walba hoggaansho, waxa hoos u dhigo oo ka reebo asaaggoodana waa hoggaankooda markaa xilka u hayo....

Dawankii Dhiillada! Qore: Cabdiraxiin H. Galayr

  Aqriste, markaad aragto qormadan waxaad dareemaysaa digniin iyo weliba in halis ay ku jirto, laakiin, haddii sida caadada ah ay baxaan dhawaqyada dhiillo ka digeenka ama dhiila sheegeenka naftu...

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey.

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey. Heestan ayaa ah hees ay ku luuuqaynayan labada fannaan ee reer Switzerland waa hees aad u macaan oo macne badan bixinaysa Heestan ayaa ah...

Sahra (Hees walwaaleed) Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Sahra  (Hees walwaaleed)    Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog...

Midee dareenkaaga iyo ficilkaaga W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Midee dareenkaaga iyo ficilkaaga    “Inta badan ee aad koontaroosho qarisaana dareenkaaga dhabta ah, waa inta badan oo ay dadku muujiyaan dareenkooda shaqsiyadeed“ Laga yaabee, in oraahdan aan ku billaabay qoraalka...

Maansada Dable. Curiye Maxamed Cabdullaahi Dhaaley

                         Dable (Tix) Dable (Tix) Hordhac: Tixdan curinteeda waxay igu dhalatay markii aan goob-joog u noqday jirdil iyo xad-gudub baaxad leh oo Askari Soomaaliyeed uu kula kacayay Wiil yaroo ku jiray...

SHEEKOOYIN