Booska barbaarineed ee Nimco Noor buuxisay
Qoomiyadda Soomaalidu qixii ka dib, waxay ku kalA firirtay daafaha dunida. Waxay qaabab kala duwan ugu noolyihiin meelo badan oo ka mid ah caalamka.
Soomaalida...
HOOYO: dhib walboo dhaca wuu i saameeyaa!
Waxaan ku noolahay dal dhibaatooyin badan la soo darseen, kuwaas oo saameyn ku yeeeshay aadanaha, degaanka iyo noloshaba, aniguna waxaan ahay qof aad...
FINANKA WAJIGA
Finanka wajiga waxa ay dhibaato ku hayaan dad badan, gaar ahaan dhallinyarada. Wajiga oo ah halka badi quruxda qofka laga go’aamiyo iyo dhallinyarnimada oo ku beegan waqtiga qofku...
Xarafka MA’
Ma ogtahay xarafka (M) inuu koobo wadar guud qaybaha dadku u kala baxo iyo hantida adduun iyo degaan, ee Aadanuhu leeyahay? I la fiiri erayadan;
DADKA;
MUDANE----- aabaha reerka
MARWO------- hooyada...
BARO BOQOL ERAY; Casharka 6aad
Xanaaq – Dhirif – Dharas
Xanaaq –id (m): Caro; ka xumaansho wax dhacay. Waa eray ka unkamay xan + naaq.
Xan: Ku dhegid meeshii la saaro, la dhigo ama la taabsiiyo. Xan...