Haddaan WERIN iyo WERIYE la helin la ma ka la WARQAADEEN. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"
Inta aynaan u galin faa'qiddaadda werin iyo weriyannimo, aan baranno macnahooda: Waa maxaay Werin iyo...
Aabbe waan Hilmaamaa!
Waxaan halkan idin ku soo gudbinayaa dhambaal qiimo badan kana timid maskax furan. Dhambaalkaas waxaa qoray W. Livingstone Larned wuxuuna qoray sanadkii 1927. Wuxuu u qoray wiilkiisa,...
Duulisteennii
Waa habeenkii aan wada lahayn. Habeenka sabtiga. Xilliga ballanta waa is la tii aan is la ogayn, goobtuna waa halkii annguna waa is la annagii, balse caawa wax kale...
MAALMAHAYGII MUQDISHO: siyaasadda Q6AAD
In kasta, oo magaalo weyn, waliba sida Muqdisho xarun dal iyo xuddan bulsho ah, aan waxa aad ku aragto la la wada dhici karin, lagana wada...
Baro godka SHIRIBKA
Alla ha u naxariistee, laashin la dhihi jiray Rooble Mocoow, ayaa beri tegay goob ay kulan ku lahayd beel ka mida beelaha Soomaaliyeed. Rooble wuxuu ahaa nin laashina,...
Afar garood mayska garab dhalan karaan?
Waxaa la yiri; “Labo garood oo is ka garab dhalatay waa la arkay, balse, labo bilood oo is ka garab dhalatay la ma arag!”...
MAALMAHAYGII MUQDISHO; dhaqaalaha iyo ganacsiga Q5AAD
In kasta, oo aanan ganacsi iyo dhaqaale waxba ka aqoon, haddana, dhagadhagayntii, la sheekaysi dhaqaaleyahanno iyo wixii aan indhahayga ku arkay anoo ka duulaya,...