Dib u noqo
Horay waxaa loo yiri: nin aan dhul marin dhaayo ma leh. Murti in aan micneeyo aqoonteed ma lihi, laakiin, waxaan is leeyahay; qofku haddii uusan dhaafin meeshii...
NAQDIGA: Hufidda aragtiyaha
Naqdigu waa: in la faaqido hadalka, oo kiisa san laga sooco kiisa xun. Si kale, haddii loo eegana wuxuu noqon kara: in aragtida qumman laga sooco midda...
Ma noolayaasha aan la noolahay!
Ma aqaan qaabka aan ku saaxiibnay iyo goortaba, waxaanse xusuustaa in anigoo 10jir ka yar aan la saaxiibay. Xilligaa oo ey saaxiibtinnimadeennu billow eheyd iyo...
Tahriibka tacsiyo kaliya ku ma filna!
Ugu horreyn, waxaan murugada la qaybsanayaa, dadka ay ehelkoodu ku dhammaadeen badda, dadkaas dhintay qaar aan garanayay waxay ahaayeen kuwo jaamacado ka baxay, oo...
Ha murugoone; mayal adayg!
Bulsho naga dilan, nagana liidata ma filayo, in ay ifka dulsaaran tahay. Qaylo u joog iyo waxaan nahay wada war waa wareey!
Ka ma arrinsanno, ka mana...
Soohdinta siyaasaddu seeto ma aha!
Soomaalidu asal ahaan waa reer guuraa, taariikhdooda waxaa ka buuxa, is dil iyo colaad, ha yeeshee, weligood waxay ahaayeen kuwo aan ka la xirneyn, oo...