Galool: War kuwaanina, maxa ay ahaayeen? Ar ”ku hadla af la yaqaan mid Carab iyo Cajab kuu doonaba ha ahaadee!" Jaalle: Macallin, kan intaas naga soo galay ”shabtiisa leenba...
Marka reer la rarayo ka hor, waxaa la sameeyaa xogwareysi, sahan muddo qaata iyo indho-indheyn. Sahankaasi wuxuu sahlayaa in la soo helo firin cosob ah oo reerka lagu furi...
CIDLEEYAHA CASRIGA AH!
Dayax Axmed Iley
Malintii aan bartay, tan iyo hadda oo aan laba curruur ah u dhalay, anigu marna maan xiisayn ee waxaan u qaaday dareen jacayl oo dhab...