Soo Koobida Dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار
Dhiganahaani – sida magaciisa ka muuqataba- wuxuu ka hadlayaa sida loo sameen lahaa qof mufakir ah, balse, wuxuu...
Dhiganha Gardaadiye
Gardaadintu waa ababin carruurta lagu tababbaro, si loogu carbiyo nolosha qaraarka iyo macaankaba leh ee ku soo foolka leh haddii Eebbe tabar geliyo. Gardaadinta carruurtu waa afar qeyb...
MAHADCELIN
Soo geeddigalka dhiganaha GARDAADIYE, waxaa gacan lama illaawaan ah ka geystay af aqoolayaal, farshaxaneystayaal tirobadan, kana kooban: shan qoraa iyo seddax farsamo yaqaan, ku waas oo garab iyo...
Dooddii dalbaha lahayd!
Sidaa markii uu u fuuqsaday kabbashadii ugu dambaysay ee koobka Jabanaha ahaay, isaga oo sugayo wadaaygii Cabdi Caato oo ay ku ballansanaayeen in ay caawa isla lafaguraan...
XOGTA DAHSOON EE AADAANKA SALAADDA!
Waa maxay aadaanku?
Aadaanku, waa yeermo, ogeysiis iyo xusuusin dadka islaamka ah ee howlahooda nololeed ku jira lagu ogeysiinayo in la gaaray amminkii salaadda la dukan...
Waxaa si habsami ah noogu soo idlaaday, kulankii gorfeynta buugga Garoob iyo Godob raggeed ee ay qortay: Nimco Nuur Waxaa isku soo duba-riday oo soo gudbinayay si toos ah,...