Tifaftiraha

481 articles

HA GACAL SEEJINNIN GABADHAADA! W/Q: Barbaariye, Bashiir Cali Xuseen

HA GACAL SEEJINNIN GABADHAADA! Muna-dheer, waa gabar dherer iyo lixaad iyo bilic asalkeed uu Eebbahay u hibeeyay. Waa 18 jir nin loo guuriyay lana doonayo in goordhow la guri geeyo,...

Gorfeynta buugga GASO, GANUUN IYO GASIIN W/Q: Cabdikariin Shardi

Gorfaynta buugga GASO, GANUUN IYO GASIIN GOGOLDHIG Hor iyo dambeedba, waxa ay mahad oo idil u sugnaatay Eebbaha awoodda leh ee innagu galladay awoodda akhriska, qoraalka iyo fahamka. Eebbaha inoo hadiyadeeyay...

Gorfeynta “Godob iyo Gallad” W/Q: Maxamad Abubakar Macallin

Gorfeynta “Godob iyo Gallad” Dhiganahan la magac baxay: “Godob iyo Gallad” wuxuu soo bandhigayaa sheeko faneed aad u qiima badan oo wax badan ifineysa. Wuxuu qoraagu si xirfad...

SHEEKO GAABAN! W/Q: Cabdulle Cabdikariin (Ugaas Jallaato)

SHEEKO-GAABAN! Dhallinyarnimadu waa amminka ugu fiican ee qofkasta oo wadku daayo uu maro, muhiimadda ay dhallinyarnimadu leedahayna waa tan keentay, in maalinta qiyaamaha uu Ilaaheey SWT qofkasta waydiin doono waxa...

XEERKA XARAFKA (DA’DA) W/Q: Barbaariye, Bashiir Cali Xuseen

XEERKA XARAFKA (DA’DA) Xarafka (D) waa xarafka lixaad ee taxa alif ba’da afkeenna hooyo, waana xaraf laba dhawaaq yeesha marka erayada la qorayo, maxaa yeelay, afka carabiga waxaa...

FAA’IIDOOYINKA AKHRISKA! W/Q: Cali Cabdiqaaddir Maxamed

Eebbe weyne waxa uu yiri: “Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray khalqiga". Aayaddaan Quraanka ahi waxa ay ka mid tahay Suuradda (Al-Calaq) oo ah suuraddii ugu horaysay...

Xuska lix guurada LAASHIN Q2-AAD

Xuska lix guurada LAASHIN Q2-AAD Kulankii labaad: Habeenkii labaad ee ku aaddanaa 2-da bishaan aynu ku jirno ee sagaalaad ayaa waxaa  mar labaad la isugu yimid, xuska lixguurada ee LAASHIN, isla...

Xuska lix guurada LAASHIN Q1-AAD

Xuska lix guurada LAASHIN Q1-AAD  Kulankii koowaad: Waxaa qabsoomay kulan gu'eed loogu dabbaaldegay lixguurada mareegta iyo aslisadda dhiganayaasha (Warsidaha iyo madbacadda) LAASHIN oo dhacay; 01-02/09-2020. Kulanka bahda LASHIN waxaa horkacayeen guddiga LAASHIN oo uu hoggaaminayo guddoomiye:   Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle “Xuseen Wadaad" Xoghaayaha guud: Ibraahim Cismaan Afrax ‘Ibraahin Nolosha’ Madaxadhaqaalaaha LAASHIN: Drs. Farax Sheekh...

Ninkii heestu ay quraac la’aanta dhigtay! W/Q: Ibraahin Cumar Seefdheere

Ninkii heestu ay quraac la'aanta dhigtay! Heestaan Nimcaan Hillaac qaado, markii uu hadda maqlaba lugtuu ku raftaa qiso qosol badan oo uu xilli hore kala kulmay awgeed. Waa dhammaadka 2013-ka...

War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso” W/Q: Farax Sh. Cabdirisaaq (Zedra)

War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso”. Saaxibtinimadu waa kalsooni dhamaystiran iyo isku hallayn badhaxtiran, taas oo ka hufan dabeecadaha is rogroga ee ay noloshu...

SHEEKOOYIN