Xarunta suugaanta iyo dhaqanka Shuuriye oo qabatey madal lagu gorfaynayey dhiganaha: Godob iyo Gallad
Madal aad u xiiso badan oo lagu faaqidayey buugga caanka ah ee Godob iyo Gallad,...
Gorfeynta; GODOB iyo GALLAD
Qoridda waxaa sal u ah halbeegga (cinwaanka), dulucda iyo nuxurka ujeedka oo hadba sida cinwaanku soo jiidasho iyo daadegid maan ama dareen u yeesho uu...
Xasuustu waa awoodda ay maskaxdu ku keydiso dhacdooyinkii hore. Caawa oo kale, waxa aan mahdinayaa xasuusahayga, marna waa eersanayaa. Gar iyo garasho toona ma ahan, in aan xasuusteyda ka...
Haddii aan dhaho ”Afkii hooyo iyo Dhulkii Aabbe” Sax miyaa mise?
Waxa ay aheyd su’aal aan la wadaagay asaxaabta, waxaana ka soo noqday jawaabo badan oo kala duwan badankoodse aad...
Waxaan galay maqaaxi aan qof kula ballansanaa. Kursi agteyda ah nin fadhiyey baa u yeeray wiil baalashle ah. Sidan dareemay, wuxuu ka damqaday diifta ka muuqata wiilkan yar, ka...
Amran hooyadeed oo inta soo hilhilatay oo wambar dheer oo horteyda yaallay ku fadhiisatay oo qummaati iiga soo hor jeesatay, ayey tiri: haddaan warrami karaa ee ha nixin...
Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q6AAD
Ka la miiraan: madaxbannaanidii la mutaystay, balse, aan maamul siyaasadeedkeedu naga dednaa welina naga dedan yahay iyo midnimadii aan miyirka iyo maaninta...