Tifaftiraha

481 articles

Soo koobida dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار W/Q: Maxamed Abuukar Macallin

Soo Koobida Dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار Dhiganahaani – sida magaciisa ka muuqataba- wuxuu ka hadlayaa sida loo sameen lahaa qof mufakir ah, balse, wuxuu...

Dhiganha Gardaadiye W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Dhiganha Gardaadiye Gardaadintu waa ababin carruurta lagu tababbaro, si loogu carbiyo nolosha qaraarka iyo macaankaba leh ee ku soo foolka leh haddii Eebbe tabar geliyo. Gardaadinta carruurtu waa afar qeyb...

Kii dhab ah Jacaylka W/Q: Saynab Xaaji “Ugbaad”

Kii dhab ah Jacaylka Waa dulkaxaadis iyo dulmar kooban heestii: “Kii dhaba jacaylka”. Mirihii Xuseen Aw Faarax Dubbad. Heestu min ukamiddeeda ilaa gebagebadeeda waa sida dun si xardhan leysugu falkiyay....

TILMAAMIDDA GARDAADIYE W/D: Cabdiraxiin H. Galayr

Tilmaamidda Gardaadiye Dhiganaha Gardaadiye ee ay soo saartey madbacadda LAASHIN, uuna qoray qoraa, laashin: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" ayaa ah mid loo qoray ubadka soomaaliyeed guud ahaantood, gaar ahaan...

Maansada: Gabdhayhow xishoodkii! W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq (Dr Zedra)

Maansadaan magaceeda waxaa la yiraahda: Gabdhayohow xishoodkii. Hal-abuuraddu waxay toos ula hadleysaa dumarka soomaaliyeed. Waa maansadii qariniga 21-aad. Waa maanso ay dhexdeeda ku idil yihiin wacdi, waano iyo wax...

MAHADCELIN W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

MAHADCELIN Soo geeddigalka dhiganaha GARDAADIYE, waxaa gacan lama illaawaan ah ka geystay af aqoolayaal, farshaxaneystayaal tirobadan, kana kooban: shan qoraa iyo seddax farsamo yaqaan, ku waas oo garab iyo...

Dooddii dalbaha lahayd! W/Q: Cali Barre

Dooddii dalbaha lahayd! Sidaa markii uu u fuuqsaday kabbashadii ugu dambaysay ee koobka Jabanaha ahaay, isaga oo sugayo wadaaygii Cabdi Caato oo ay ku ballansanaayeen in ay caawa isla lafaguraan...

XOGTA DAHSOON EE AADAANKA SALAADDA W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

XOGTA DAHSOON EE AADAANKA SALAADDA! Waa maxay aadaanku? Aadaanku, waa yeermo, ogeysiis iyo xusuusin dadka islaamka ah ee howlahooda nololeed ku jira lagu ogeysiinayo in la gaaray amminkii salaadda la dukan...

Ashahaadadii islaanta iyo argagixii odayga! “True story” W/Q: Qaasim Cabdulle Xuseen (Qaasim Neero)

Ashahaadadii islaanta iyo argagixii odayga! (True story) Isaga oo aad u daallan sidii uu maanta oo dhan dushiisa ugu siday jawaanno waaweynoo loor iyo kiintaal isugu jira, suuqa weyn ee...

Dooddii buugga Garoob iyo Godob rageed W/Q: Cabdulle Cabdi kariim (Abka Xaaji)

Waxaa si habsami ah noogu soo idlaaday, kulankii gorfeynta buugga Garoob iyo Godob raggeed ee ay qortay: Nimco Nuur Waxaa isku soo duba-riday oo soo gudbinayay si toos ah,...

SHEEKOOYIN