Dhaxalkii dhaLlaannimo QAAD
Magaceygu waa Warda Warfaa. Waxaan ku dhashay miyiga waana ku barbaaray kuna soo kacaamey , gu’gii 13aad ayaan ku jiraa, waxaanan ka dhashay qoys reer miyi ah...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 68aad
1-Saddex maankaaga ku daji
Saddex in aadan ka nabad galayn niyaddaada ku daji oo ogolaysii.
1-In aadan dhimasho ka bad...
QALADKAAS MAR DAMBE MA SAMAYN DOONO!!!
Waan ku qasbanahay in aan magacayga iyo aqoonisgaygaba qariyo aniga oo xurmaynaya mooralka caruurtayda, laakin haddaan kugula kulmi lahaa Bas ama Tareen dhexdiisa ama...
Ma Illoobi doono Q7AAD
badbaadday, shaqaalihii iyo ka soo qebgaleyaashiiba, qalqalse aan ka nabadgalin, iyo anigoo naxdin la leelleemoonaya, ayaa is garabsannay. Waxaan billownay gurmadkii nala gudboonaa. Saaxiibkey iyo reerkiisii,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 67aad
1-Qari Ceebta
Wixii ceeb ah qari, saa Alle ayaaba qarshee.
Wixii Xaq ah caddee, saa Alle ayaaba cadeeyee.
Xaaraanta ka fogow,...