JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD
"Waaxyaha jidhkaygaay
Haddaan ku waayo
Waa ii waxyeelee
Alla ku aaway?" -Xuseen Meecaad.
"Kuu waashay waashay
Naftaan wareertay
Ha wayrax goysee
Anna i way kan...."...
HEESTII LUMBUMBA
17-dii Jannaayo ee sanadkii 1961-dii waxaa guud ahaan dadka reer Afrika u soo yeeray war aad u naxdin badnaa, war uu qof kasta oo afrikaan ihi la qadiimooday,...
ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO)
"Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane
Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".
Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...
KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL
Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...
Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’
Dudmo waa xaalad dareen oo ay la kulmaan haweenku. Dudmadu badanaaba waxa ay la xidhiidhaa arrin tabasho oo dhinaca gabadha ah. Dareenka...
CABDI BASHIIR INDHABUUR
Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur?
Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...
“Afka Hooyo” Hees
Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus...