Laashin, waa mareeg loogu talogalay, kobcinta iyo lafogurka, arrimaha ku aaddan; dhaqanka iyo hiddaha.
Maanso
Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.
Tifaftiraha - 0
Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.
Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "Kowda Luulyo" waa dood dhex maraysa Laahin: Caabbi Cali Xasan iyo Maalinta lagu asteeyay...
Maansada: Dardaaran waalid W/T: Hooyo Madiino Maxamed Cismaan(Bidixdheer)
Maansada Dardaaran WaalidMaansada Dardaaran waalid, waxaa curiyey Hooyo Madiino Maxamed Cismaan oo kula dardaarmeysa Gabarteeda Sacdiya Maxamuud Garcadde oo markaas ka maqneyd una ambabaxday dalka dibadiisa. Maansadan ayaa ah...
MAANSADA: DHAB-KA-HADAL Curiye: Kunciil Qorrax
MAANSADA: DHAB-KA-HADAL1- Kala dhigan ayaamuhu2- Kala dhidibsan waayuhu3- Adduun dheelmad weeyaan4- Naftu dhimasho weeyaan5- Dhaayo aragti weeyaan6- Dhagna taagan weligeed,7- Ruux walbaba dhaliishiis8- Ama dhaqan ammaantiis9- Haddii dhabarka loo...
Maansadii: Darartii Maandeeq Curiye: Kunciil Qorrax
Ina Cubtan - 0
Maansadii: Darartii Maandeeq"Dulmahaan u doodaaDiracaan dhoweystaaDanyartiyo agoontaanDusha xanaf ka qabatiyoDaqarrada u diidaa.Babbadkiyo dabeeyshiyoDulduleelka hoosaanKa daardaariyaayooDugsi dhaxanta celiyiyoDayr baan u ahay wayn.Dalku waa dalkeeygiiDadku waa dadkeeygiiDiinta iyo dhaqankiyo Diirkiyo dubaaqiyoDareenkaan ka...
Maansada: DHAKAFAAR JACAYL W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde
Maansada: DHAKAFAAR JACAYL.Maansadan DHAKAFAAR waa maanso ka hadlaysa, Gabadh uu dersay jacayl, waxay la garnaqsanaysaa jacaylka, waxaanay raadineysaa, xalka iyo habka ugu fudud ee ay ku hanan karto, sida...
Maansada Gaax jacayl W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde
Maansada Gaax jacaylMaansadan waxaa curisay Sacdiyo Abwaan Maxamuud Garcadde, waa maanso ka hadlaysa dulqaadka iyo gigsashada dareenka jacaylka markuu dego wadnaha ee qofka ku keliyeysto iyo marka lala wadaago...
Maansada: Yaacdo dhega xiran Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax
Ina Cubtan - 0
Maansada: Yaacdo dhega xiran Ciisoow ya'leeydii Yalka iyo dabeyshiyo Yayeentii war qaadkiyo Ii keenyey yaaruhu. Ha yeeshee, yabaalkiyo Yalanyoolka nagu dhacay Waa ammuur la yaablehe Anna yeleled faallada Aan warbixin yulyuliyee...
Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! W/T: Ibrahim Nolosha
Ina Cubtan - 0
Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! Geeraarrkan “Calan yahow Rag U Hoobtay” waxa aan curiyey bishii Juun 26-keedii, sanadkii 2016. Maalmaha xorriyadda ayaa aan ugu talogalay in aan uga qeybgalo...
QORAAL + MUUQAAL: Maansada Gablan Oo War-celin U Ah Maansadii Gurbood Ee Ay Curisey Hodan Sheekh Cumar.
Maansada Gablan waxa curiyey Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha). waxay jawaab u aheyd maansadii Gurbood ee dhawaan ay tirisey hal-abuurad Hodan Sheekh Cumar. Hodan waxay ka wareysatay Ibraahiim xaalka waddanku...
Heesta: Xeel gurracan! Curiye: Bashiir M. Xersi
Ina Cubtan - 0
Heesta: Xeel gurracan! Xusas dhigatooyXiiso badaneeyXis madoobeey Xusuus laayeeyXan ku nooleeyXamaasado iyoXiisad kicisooy. Xiiqsan oroddooy Xuurto daashaayXuquuq qarisaayXaq dabooshaayXaqiiq diiddaay! Xurgifhii horeEe la xallin rabayXanateeyaayXalay iyo shalayXaggii lagu jabayKu xadraysaay! Xoolo dhaqashiyoXamaal qaad...