Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Maanso
Maanso
GOBANNIMO-(Maanso)
Maamulka Laashin
-
July 12, 2015
0
GOBANNIMO-(Maanso): Maansadan GOBANNIMO, waa Maanso guubaabo ah, waxaab tiriyey badhtamihii sanadkii 2008dii, Maansadan oo dadka Soomaaliyeed faraysa inay heshiiyaan oo gacmaha is-qabsadaan, si guudna ugu wada adeegaan qarannimo iyo gobannimo...
SII AQRI
Maanso
Maansada; Cawo daran! Curiye: Bashiir M. Xersi
Maamulka Laashin
-
July 7, 2015
0
Maansada; Cawo daran! Caga rogan adduunyada Cishadii timaaddiyo Waagii caddaadaba Caynad aad la yaabtiyo Cibro qaadad baa yaal! Ca’da kale waxay tahay; Cawa daranta Soomaal Markii aan carceershee Camalkeeda daawaday Cilladdeedu badanaa Maxay ceeb dhextaallaa! Maxay coobil liitiyo Caaragoys wad wadataa! Maxay nacab...
SII AQRI
Maanso
Maansada: Gadsan
Maamulka Laashin
-
May 25, 2015
0
Maansada: Gadsan Garashada Ilaaheey Qof kuu galiyo waa DOOR Gablan maahan ruuxuu Caqli Guulle siiyaa. Gaabis maahan calashaa Kii loo gu' tiriyoon Saddex labo u geyn karin. Wallaan meel gabbaad lihi Dhaxan loogu go'i Karin. Gurgurshaa nin dhaansaday Godob layli...
SII AQRI
Maanso
Maansada Xigmad badan, Curiye: Daadax Halyeey Carafaad
Maamulka Laashin
-
May 8, 2015
0
Maansiyo xaraga deed Suugaanta xaradhkeed Xarafkaan jeclaystaa Nin xeerkeeda mariyo Ku xeel dheer ayaan ahay Nin xariirta shaalkiyo Taajaka u xidhaan ahay Xumaan uma adeegsado Kumana xoolo day dayo Xikmad weeye mawluhu Xiskaygaa ku daabacay Afartaa xagaa dhigay Xeeshey araar saday Xikmad...
SII AQRI
Maanso
“DAAHYALEEY” Maansadii shanaad ee Jawaabta Maansadii “Duurxul” Curiye; Maxamad Xuseen Faarax
Maamulka Laashin
-
April 7, 2015
0
"DAAHYALEEY" Maansadii shanaad ee Jawaabta Maansadii "Duurxul" Curiye; Maxamad Xuseen Faarax Maansada: Daahyaleey 1- Doorkii abwaankoow 2- Daneeyihii wanaaggoow 3- Dalladdii waddanigoow 4- Daacad ina Galeyroow 5- Cabdiyoow ducaysane 6- Duurxul maansadaadii 7- Satarlaydka duulaa 8- Deg-degsiimo ii...
SII AQRI
Maanso
Jawaabtii Afraad ee Maansadii Duurxul, Curiye Abwaan Xaayoow.
Maamulka Laashin
-
March 31, 2015
0
Waa maanso la yiraahdo (xidiga ladaawado) waxay daba socotaa maansadi Duurxul. Abwaankii idirayoow Duurxul maansadaadii Dareenkeedi waan helay Weli danabyadeedii Doobtiyo xanuunkii Dubihii dareemada Waygu soo duxaayoo Laabteydu may degin Areey daacadsanidaa Oo dowladnimadiyo Dad walaala oo mida Doondooni ogidaa Doqontaan dabuubtiyo Dulucdiyo...
SII AQRI
Maanso
Maansadii Saddexaad ee Jawaabta Maansada Duurxul.Curiye M.C. Dhicisoow.
Maamulka Laashin
-
March 29, 2015
0
Dardaaran 1. Gallayrow da’daadii 2. Gabaygii dahaarnaa 3. Duurxul loogu magac darey 4. Inkastoon dabuubtaa 5. Jawaab deeqda aan wadin 6. Inyar aan ku daro ee 7. Duruufaha waxaa badey 8. Waxa diifta nagu ridey 9. Waxa dunida...
SII AQRI
Maanso
jawaabtii Labaad ee Maansadii Duurxul Curiye Bashiir Cali Bare
Maamulka Laashin
-
March 25, 2015
0
Maanta oo ahayd maalin Jimce ah ayaa walaalkey abwaan Cabdiraxiin Hilowle Galayr wuxuu soo bandhigay maanso aad u heersareysa oo magaceeda la yiraahdo MAANSADA DUURXUL. Cabdiraxiin H. Galayr ayaa...
SII AQRI
Maanso
Jawaabtii Koowaad ee Maansadii Duurxul
Maamulka Laashin
-
March 24, 2015
0
Maansadani waa Jawaabtii Duurxul, waxaana tiriyey, Abuu Axmed Alfaqiih(Ustaadka) Ninka deelka curiyoo Dig ka siiyay hadalkoo Daabacay warkiisoo Daahyaxiran naloo keen Iyo Duurxulkaadii Duufaano xoogliyo Dabaylahaa dhacaa siday Anoo daaradaydii Duhurkii hurdaan...
SII AQRI
Maanso
Maansada Duurxul Curiye Cabdiraxiin H. Galayr
Maamulka Laashin
-
March 22, 2015
0
Maansadan waxay soo baxday, 20/03/2015 waxaa maalintan is weydiiyey su'aalo dhawr ah oo ku saabsan, meesha hadda xaal marayo, haddaba anigoo arrinkaas maskaxdayda ka guuxayey ku cabiraya, Hal abuur...
SII AQRI
1
...
5
6
7
...
10
Page 6 of 10
SHEEKOOYIN
BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD
October 29, 2024
CAWRALA IYO CALI-MAAX
October 15, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 2AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 24, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 1AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 16, 2024
JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD
July 20, 2024
Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD
November 22, 2023
Cart
Your cart is empty!
Return to shop