Amran hooyadeed oo inta soo hilhilatay oo wambar dheer oo horteyda yaallay ku fadhiisatay oo qummaati iiga soo hor jeesatay, ayey tiri: haddaan warrami karaa ee ha nixin...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh.
Nuur
Qaybtii 145aad
1-Soo
laabashadaada.
Soo laabashada aad ka soo laabatid waqtiyada xun
mar walba way ka qurux iyo xoog badantahay mugdigii iyo murugadii...
Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q6AAD
Ka la miiraan: madaxbannaanidii la mutaystay, balse, aan maamul siyaasadeedkeedu naga dednaa welina naga dedan yahay iyo midnimadii aan miyirka iyo maaninta...
Cabdi indho la' Q-2aad
Markii aan guriga soo galnay ayaan ku indho daraandaray weynida iyo quruxdiisa waxaa ku dhax yaal beer ay ka baxayaan: Moos, liimo bambeelmo, Qare, Tufaax...