INA RAGOOW, GEERIDII GALBEED GONDAHAAGA KA FILO!
Haweenka soomaaliyeed waxay dhibbane u yihiin intii ka ag dhawayd, dhabta kii ay saareen ee ay dhaleen iyo kii ay u dhaxeenba waxay...
RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-5AAD
Faras:
Anagaa ku siin Sabannadaad maqnaydiyo Saakadan aan joogno Silsiladu siday Subax noolba aahayd Ee marka hore saaxiiboow Sannadkee naga socdaashay?
Daacad: Gugii...
Dhallinyarada iyo dhibka heysta kan wax bartay oo jaamiciga ah iyo kan geela la joogo isku si ayey u fakaraan, maxaa yaab is daba yaal. Kol haddii aqoonta aad...
Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD
Maalmaha madaxbannaanida dabbaaldeggooda ayaa lagu jiraa oo xus badan ayaa geyiga iyo geesaha dunida aan u kala qaxnay laga dhigaa, aysan ka marnayn...