Sheeko

Yaa Khaldan?

Yaa Khaldan? Qeybta 1aad Sheeko taxane ah. .......2aad. Rooti ismaris ah iyo koob shaah ah ayaa looga quraacdaa Xalane, marka laga yimaado Ptga, laakiin Deeqa subaxaas waxaa quraacda uga muhimsanaa inay...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q9AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q9AAD Waxaana xusid mudan in Ummu Intisaar(Nimco) ay tiri “waan ku sugayaa inta aan noolahay waxba ha dareemin culays ah, u wajah dunida qaabka ay...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q8AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q8AAD Waxaana go’aansaday in aan fadhiga ka kaco oo wax raadsado, dadaal aan yaryn ayaan u galay sidii aan shaqo ku heli lahaa, nasiib wanaag...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q7AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q7AAD Waxaan u sheegay xaalka hooyadey, sida ay arrimahan raali uga ahayn, waxay igu tiri “dan iyadaa u aqbalaysa, ma jirto aduunkan hooyo diidaysa horumarka...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q6AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q6AAD Waxay kalo ii sheegtay in Hoyadeed iyada oo yar ay dhimatay, Aabaheed oo soo korsadayna uu ku noolyahay Gobolka Hiiraan, walaasheed ka waynna lagu...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q5AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q5AAD Aad waxaan ugu faraxsanaa in jacaylka aan la wadaagayo gabadhan uu ahaa mid qurux badan oo mar walba I dhaafsiin jiray wax badan oo niyaddayda...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q4AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q4AAD   Waxaan dhex galay runtii hawo kale, waxaan ku dhex dabaalanayay Bad kal,e oo qof igu wehlisa aysan jirin, aniga oo biyaha hadba dhinac u...

Yaa Khaldan?

Yaa Khaldan?  Sheeko cusub oo taxane ah ....1aad Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Tababarka Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa, Albaabka xerada ayadoo wadata alaabo...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q3AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q3AAD   Aniga oo fadhiya halkii lagu balansanaa kana fakaraya wax badan oo aan dhihi lahaa gabadha, watana markaa raadiya yar oo cajal iigu jiro dhagahana...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q2AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q2AAD Si dagan ayay iigu sheegtay magaceeda, anna kayga ayaan usii raacshay, is barasho gaaban ayaana meeshaas nagu dhex martay aniga oo waliba sii waydiiyay...

SHEEKOOYIN