suugaan

Gabayga: “Dhallintu ha tegin yeeli mee!” Curiye; Maxamad Tokiyo

Gabayga: "Dhallintu ha tegin yeeli mee!"   Ta'da gabayga waa iga xirneed tan iyo waagiiye Waa taad laheeydeen maxaa Tookiyii helaye Markaan tookha faankeeda iyo tororogteed diiday Iyadoo tabaaleeysan beey eegga ii...

Tahriibka tacsiyo kaliya ku ma filna! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Tahriibka tacsiyo kaliya ku ma filna!   Ugu horreyn, waxaan murugada la qaybsanayaa, dadka ay ehelkoodu ku dhammaadeen badda, dadkaas dhintay qaar aan garanayay waxay ahaayeen kuwo jaamacado ka baxay, oo...

Gabay Baaq iyo Baroordiiq ah W/C Cabdijibaar Aadan Gaas.

  Waa Gabay  Baaq iyo Baroordiiq ah oo ka hadlaya  Aafadii cuslayd ee ka dhacdey  Badda u  dhaxaysa  waqooyiga Afrika iyo  Qaarada Yurub ee Madeterian Sea,  Aafadan ayaa aheyd mid...

Maansada Danguud W/C: Hodan Sheekh Cumar

Maansad Danguud. Maansadan  waa maanso si guud uga hadlaysa,  hantaaqada iyo hantaaruda ku dhacday bulshada Soomaaliyeed,  waa dardaaran iyo baraarujin ku aadan sida  ay  uga kici lahaayeen habaaska,  Hal abuurka...

Shiribka Toddobaadka, Laashin Garguurte iyo Gafuurduub W/C Laashin Gurguurte

      Shiribkan  toddobaadka  ayaa wuxuu ku saabsan yahay,  Maalmihii la soo dhaafay ka oogneyd Gobollada  Barri iyo xeebaha oo kooxda  Xagjirka ah ee Alshabaab ay  duulaan ku qaadeen,  sidoo kale...

MAH-MAAHYO CUSUB W/C: Maryan Keynaan

  MAH-MAAHYO CUSUB   Maahmaahyahan iyo Halkudhegyada waa kuwa ka hadlaya marxaladaha nololeed ee aadmiga, hubaal waa xigmad iyo murti tilmaameysa dhacdooyinka iyo meertada nolosha nagu gaddaaman, haddana Marwo Maryan Keynaan ayaa...

Dood shirib ah oo dhex marey Degmada Ceelbuur iyo Laashin Cabdi Nuur Waddani

Dood shirib ah oo dhex marey  Degmada Ceelbuur iyo Laashin  Cabdi Nuur Waddani   Waa shirib dhexmarayaa degmada Ceelbuur iyo Laashin Cabdinuur shiribka ayaa ah is xog wareysi iyo wacaal is...

Gabayga Hooyo wacan W/C Najma Sheekh Cusmaan

Gabaygan  ayaa magaciisa la yiraahdaa Hooyo wacan,   gabaygan ayaa waxaa curisey gabadh da' yar oo  cabireysa  weynida iyo kaalinta  ballaaran ee Hooyada ku leedahay Bulshada iyo hawsha ay meertada...

Gabayga: gaf Rageed W/Curisey: Hodan Sheekh Cumar

  Gabayga: gaf Rageed   Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka...

Hasaawe Suugaaneed Bille iyo Barni Q2AAD W/Q Cabdi Nuur Waddani

Waa Q2aad shiribkii taxana ahaa ee bille iyo barni, qaybtii hore waxay noo joogtay bille iyo barni oo wada sheekeysi ka dib ballamay caawa waa iyagoo isu yimid, sheekadina...

SHEEKOOYIN