suugaan

Shiribka Toddobaad Halxidhaale ah iyo Jawaabihiisa W/D Cabdi Nuur Waddani.

    Shiribka Toddobaad,  Halxidhaale iyo Jawaabihiisa  W/D  Cabdi Nuur Waddani. Waa  shirib hal xidhaale ah, waxaana isugu hal celinaya,  Saddex  Laashin,  ugu  horreyntii waxaa billaabay hal xidhaalaha laashin Cabdi Nuur Waddani...

Maansada: Addoon Saafiyaan ahay Curiye: Maxamed Xerow

                  Maansada   Addoon saafiyaan ahay. Maansadan magaceedu waa  ADOON SAAFIYAAN AHAY,  waxaa curiyey   Maxamed xerow, ujeedka iyo  Dulucda waxaad ka helaysaa Maansada gudaheeda bogasho wacan:     ■ Saaqid maana noqon wali ■ Sara...

Maanso: Daliil- Raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid

  Maanso: bahda jiiftada- magaca:- Daliil-raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid   Waayadan ma dihanoo • Suugaan ma daalacan • Daahana kamaan furin • Dahaadhkiina kama jarin • Ka dib jirey warkeedoo • Daayey maanso gebigeed • Balse lagama daaloo •Dani seeto...

Shirib Murti badan. W/T Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

      Shiribkan waxaa curiyay, Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal" waa shirib sida aad ka dheehanayso,  murti iyo miisaan culus, waa Shirib ka hadlaya,  waxyaabaha  dadka waxtarka u leh iyo heerka...

Maansada Samawada W/ T Bashiir Cali Barre

Maansadan magaceedu waa SAMAWADA, waxaana la curiyey 01. 01. 2016 waa maanso aan ku faalleynayo, sooyaalkii aan soo marney, iyo halka aan maanta joogto, Siiyaalka na sugo, waa maanso...

Shiribka Toddobaadka, “ Hal xiraale” W/D Cabdinuur waddani

Shiribka Toddobaadka, “ Hal xiraale” Waa shirib hal xiraala ah, Shiribkan oo aan ku jrabayo maanka iyo maskaxda saaxiibaday ayaa waxaan ku billaabay anigoo Cabdi Nuur  Sidan. Waxaa shiribka igala...

Shiribka Toddobaadka :Curiye: Laashin Cabdinuur Waddani

                        Shiribka Toddobaadka  ee Laashin,  ayaa hadba waxaa lagu lafa guraa, marxalado kala duwan,  Laashimiinta  aad u yaqaan   godka Shiribka waa furanyahay iney ka soo  jawaabaan, Shiribka ku soo...

Maanso: Xeroow iyo Xamar Curiye: Mohamed Herow

Maanso:  Xeroow iyo Xamar               Xa,i waa quraan dhigan Xaakim waa ilaaheey Xalaybaan saqdii dhaxe Xamar xaajo ugu tagay Waxaan hadalka ugu xoday Xamareey sidaadaba lagu kala xadeystaye Maxaad xaal u aragtaa? Xamarbaa...

Caweys: Shiribka Toddobaadka Laashin.

 Shirib aad u xiisa badan oo dhex maraya wiil iyo gabadh  u haasawaaya sidii hiddaha iyo dhaqanku ahaa, Laashin Cabdinuur oo  shiribkan isagu  akeekimey iskana dhigey labadii lammaane ayaa...

Shiribka Toddobaadka iyo Laashin Cabdinuur Waddani

Shiribka Toddobaadka iyo Laashin                             1.Tobban walxaato ceyn ku taal Ciddeydu heedhe waaku caan,   Waxaadna ku caddey kartaa Tobban kaloo ku taalla ceyn,   2.Culimo dadku ay cissaan Ciddeeydu heedhe waaku caan,   Waxaadna ku caddeey kartaa Cariifya mustafaa cidda...

SHEEKOOYIN