MAALMAHAYGII MUQDISHO; Turkida Q2AAD
Hordhacii dareenwarranka iyo dubaakh hadalka ahaa ka dib, ujeedka iyo dulucda faallada qaybaheeda ka la duwan aan gudagalo, anoo mar walba is ku dayidoona, in aan...
Nolasha qoyska wanaagsan
Noolasha qoyska wanaagsan, waxaa ay u baahan tahay is fahan, si loo helo qoys wanaagsan, oo ubad wanaagsan soo saara. Waxaa aad u badan isfahandarrada ka...
Wada noolaashaha
Noolasha adduunkan aynu ku noolnahay waxaa tiir dhaxaad u ah, wada noolaashaha, wada noolashahana waxaa ay u baahan tahay, in la tixgaliyo ka la duwanaanta, sida midabka,...
Saaxiibka wanaagsan
Saaxiibka wanaagsan, waa qofka ku la wadaaga wax kasta oo wanaag ah, ku tusiyana meelaha wanaagga laga helo. Saaxiibka wanagsan waxa uu mar kasta is ku dayaa, inuu...
Si ka mid ah war is gaarsiintii hore ee Soomaalida
Halkan waxaad ka fahmi dontaa falsafad ahaan dhaqankii war is garsineed, ee Soomaalidii hore, iyagoo kumanyaal meel isu jiro, haddane...
MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD
Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac...
Halka laga raadinayo xuquuqda dumarka
Ka ma hadlayo xaquuqda dumarka Ilaah siiyey, oo qof kasta oo diintu wax uga billaaban tahay waa yaqaan. Waxaan halkan ku bidhaaminayaa xaqa gabdhaha...
Warqad furan: murashaxa XORRIYO geeyaa ha guursado!
In aan ahay muwaadin ka sokow, waxaan ahay arday wax ka barta waddan dibadda ah. Ma awoodo in aan idin la kulmo, oo...
DHAMBAAL
Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay....