Ma ogtahay in aad tahay qofka ugu fiican dunida! Bal hubi naftaada!
Nolosha maanta dadka waxa soo wajaha dhibaatooyin. Qaar waxa ey ka quustaan halganka iyo dadaalka ey ku gaari...
Laf dhabarka miyaan ka jabnay!
“Kub miyaan ka jabnay biixiyaan kabayo loo haynin” gabay.
Shay walba oo dhulka ugu dhaca si ka baxsan awooddiisa adkaysimeed waxaa soo gaarta waxyeello, hase ahaate,...
Abbaayadeey u maan abaalgudo!
Abbaayadeey wey i la dhalatay. Hal naas ayaan wada nuugnay, oo is ku aabbe iyo hooyo ayaan nahay. Hal uur ayaan ka soo wada baxnay. Mar...
Habalaha iyo habeennada arooska!
Badanaa, xafladaha arooska waxaa la qabtaa habeenka ey axaddu soo galeyso. Toddobaad ka hor inta aan la gaarin habeenka arooska, ayaa na loo soo DIGAA, oo...
Inankii cabbursanaa!
Goor aan sidaa u fogeyn ayuu Iswiidhan yimid. Iskoolka ayaan is la dhigannaa, walise ma wada hadlin. Sida qaabkiisa ka muuqata ma ahan qof furfuran, oo dadka soo...