Ina Cubtan

222 articles

Anigu ma ciidee adiga ciid! W/Q: Ramla Gobdoon

Anigu ma ciidee adiga ciid!  Waa guri wayn, oo ku yaallaa bartamaha magaalada. Waa la igu tirin karaa, in aan ka mid ahay dadka guriga deggan, haddana kama mid ahi....

Xorriyadda xaal ma siinaa? W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Xorriyadda xaal ma siinaa?   Dalalka Afrika, inta badan waxay ku soo hoosnoolaayeen guumeystayaasha reer Yurub, xilligii uu guumeystuhu haystay waddammada Afrika. Waxaa ka dhacay dhibaatooyin iyo tacaddiyo ballaaran, oo loo...

Tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, ee bisha luulyo

Tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo. Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo. Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan;...

Geeljirihii tanaaday! W/Q: Ibraahim Maxamed Cabdi

Geeljirihii tanaaday!  Mooge wuxuu ku dhashay miyaga fog, oo uu inta badan ku soo qaatey noloshiisa. Reerkiisa waxay ahaayeen xoolalleey leh geel iyo ari fara badan, asna wuxuu ahaa mid...

TARBIYADA TOOLMOON EE UBADKA W/Q: Dr. Abdullahi M. Hussein

TARBIYADA TOOLMOON EE UBADKA   Waxaa lagu jiraa waqti ku adag waalidka soomaalida ah ee la nool casrigan ay aaladaha layskula xariiro dunidan ka dhigeen sidii dad hal qol ku wada...

Muqdisho maxay galabsatay?! W/D: Cabdixafiid Maxamad Xersi

Muqdisho maxay galabsatay?!   Muqdisho waa caasimadda dalka. Waxa Konfur ka xiga badweynta Hindiya, bari Shabellaha Dhexe, waqooyi iyo galbeed Shabellaha Hoose. Muqdisho waxa ay caan ku tahay waxa kaa mid...

Arag aanan ayaansan! WQ: Ramla Gobdoon

Arag aanan ayaansan!   Waa aroornimo arbaca ah. Saaka waxa ay la soo kacday firfircooni iyo dareen diirran, oo jirkeeda saaqay. Ma taqaan sababta, balse waxa ay dareensantahay in uu u...

Bulshadii Buktay!‏ W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Bulshadii Buktay!‏   "Dugsi ma leh qabyaaladi, waxay dumiso mooyaane!" abwaan Tima cadde Waa sheeko dareen qabyaaladeed xambaarsan. Waxaa ii warramay mid ka mid ah saaxiibadayda ii dhadhaw, waxay tiri: Waxaan ku dhashay,...

Weriyoow waddankaaga wax ka dhiso W/Q; Shukri Ali Mohamed

Weriyoow waddankaaga wax ka dhiso Sida la hubo warbaahintu waxay noqotay aaladda ugu awoodda badan dunidan aynu guudkeeda saarannahay. Awooddaas oo gaarsiisan heer dadka dambiga leh looga dhigo beri kuwa...

GUUSHA GAAR W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

GUUSHA GAAR   Bani Aadanku wuxuu leeyahay, han iyo higsi, uu ku taamo, in uu gaaro, wuxuuna raadiyaa waddo uu ku xaqiijiyo yoolkiisa. Fikirkaasi inta badan Addanaha way ku wada jiraan...

SHEEKOOYIN