Ina Cubtan

222 articles

Waajibnimada soomidda Soonka W/D: Xasan Kaamil “Shirib-maal”

Waajibnimada soomidda Soonka"SOON SUUBBAN" "Allaah"(سبحانه وتعالى) waxaa uu qur'aanka ku yiri: “Kuwa xaqa rumeeyoow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horreeyey si aad u dhawrsataan, xumahana uga...

Heesta: Xeel gurracan! Curiye: Bashiir M. Xersi

Heesta: Xeel gurracan! Xusas dhigatooyXiiso badaneeyXis madoobeey Xusuus laayeeyXan ku nooleeyXamaasado iyoXiisad kicisooy. Xiiqsan oroddooy Xuurto daashaayXuquuq qarisaayXaq dabooshaayXaqiiq diiddaay! Xurgifhii horeEe la xallin rabayXanateeyaayXalay iyo shalayXaggii lagu jabayKu xadraysaay! Xoolo dhaqashiyoXamaal qaad...

XOGTA XEERKA GEELA W/D: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

XOGTA XEERKA GEELA Waxaan halkan ku sharraxayaa afar qodob, oo ku saabsan XEERKA GEELA oo ka la ah:  TAKOORIN TUBAYAAL DAMBAJOOGSI ILA  TAKOORIN: waa xeer ku saabsan HILIBKA GEELA. Markii...

Abaarta iyo caafimaadka bulshada W/D: Dr. Gallad Daahir Xasan

Abaarta iyo caafimaadka bulshada Abaartu waxay ka mid tahay masiiboyinka dabiiciga ah. Waa roob la’aan, biyo yari amase waa roobki oo xilligiisa ka soo daaha ama da’a, laakiin intii laga...

Abaartu ma dhaxalkii Hiil Abbarroonaa? W/Q: Maxamad Cabdullahi Xaashi

Abaartu ma dhaxalkii Hiil Abbarroonaa? Sida aan ka wada dharagsannahay wuxuu Ilaahey nagu manneystay dal ku fadhiya dhul baaxaddiisu dhan tahay 637.657 KM2 oo ay ku nool yihiin dad lagu...

Askarigu waa Aadane W/Q: Hodan Sh. Cumar

Askarigu waa AadaneMaxaa askariga ku waajibay, oon adiga kugu waajibin? Askarigu waa qof bini-Aadam ah. Wuxuu leeyahay naf sida adiguba aad u leedahay. Waxa uu leeyahay, oo ka dhacda,...

Gabayga: “Wayrax” Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: Wayrax Waswaas beerka, wax xun faafintiyo, wiirsi dhagarayntaWaraf tuurka, caay weerarkiyo, been la wadanwaadkaDulmi wahanka, waaw qayladiyo, eed walaanwalintaWalaac muranka, xujo weecadkiyo, laba wejiileyntaWiswis gelinta, hadafkii walbaba, ee waqti...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD  Shiribku waa suugaan dhedhen iyo dhumucba leh waana murti iyo macaan koobaysa wax badan oo aan si sahlan lagu soo gudbi karin ujeeddo ahaan...

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.23aad W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.23aad Wallee oday maxaad xaalkiisu ma dhib yara, tanna ma ugu biirtay? Oday Maxaad Cali, waa kaa gaddoon ka soo yiri, iyadoo mirif lagu...

Yool qeexan iyo qorsheyn go’an WQ: Hassan Mudane

Yool qeexan iyo qorsheyn go'an Yool waa aaladda ugu awoodda badan ee aad adeegsan karto, si aad u gaarto guusha aad dalbanayso. Waxay kaa caawin kartaa, sidii aad diiradda u saari lahayd...

SHEEKOOYIN