HA GACAL SEEJINNIN GABADHAADA!
Muna-dheer, waa gabar dherer iyo lixaad iyo bilic asalkeed uu Eebbahay u hibeeyay. Waa 18 jir nin loo guuriyay lana doonayo in goordhow la guri geeyo,...
Gorfeynta “Godob iyo Gallad”
Dhiganahan la magac baxay: “Godob iyo Gallad” wuxuu soo bandhigayaa sheeko faneed aad u qiima badan oo wax badan ifineysa. Wuxuu qoraagu si xirfad...
Xuska lix guurada LAASHIN Q2-AAD
Kulankii labaad:
Habeenkii labaad ee ku aaddanaa 2-da bishaan aynu ku jirno ee sagaalaad ayaa waxaa mar labaad la isugu yimid, xuska lixguurada ee LAASHIN, isla...
War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso”.
Saaxibtinimadu waa kalsooni dhamaystiran iyo isku hallayn badhaxtiran, taas oo ka hufan dabeecadaha is rogroga ee ay noloshu...