Lafahaba midaan la jebinaa jirto!!
Dadku waa karaameysan yahay oo Rabbi ayaa karaameeyay oo waa kan na leh ”Walaqad karramnaa banii aadam”. Midda kale waa tan la yiraa ”Man sharafa...
KEDISKII I KADEEDAY
Muddo ayaa ka soo wareegatay, xilligii aan shaqada billaabay, markaan yoolkeygu waa in aan guursado guri cidlaa lagama soo jeedi karo waxaa ii shidan heestii Xasan aadan...
Ninkii seexdaa Sicii dibi dhalaa!!
Ma ahan wax nagu cusub maqalka xikmaddaan, waa wax mar kastaa ku soo noqnoqdo dhegaha dadka. Ma ogi in aan isku si u aragno iyo...
Isma ogid ee adduunka kuma cusbid.
Culumada Archaealogy ayaa isku raacday in Soomaaliya ay leedahay taariikh dhinaca Cilmiga Archaealogy-ga oo ka fac weyn tan wadama badani ay ku faanaan, balse,...
Dal barwaaqo iyo dad ka baahan! (Dhambaal furan)
Dalkeennu,
wuxuu ku yaallaa, geeska bari ee qorrax ka soo baxa qaaradda Afrika, waxaan
leennahay; xeebta ugu dheer qaaradda oo dhan 3330-km, sidoo...
Caloolyoow Q-2AAD
Sureer intii ay waddada soo socotey aad ayey u walaacsaneyd oo waxay u luudeysay sidii qof xubnuhu ay daaleen, mar qura ayey ku war heshay hoonka gaari...