Maqaalkan kooban wuxuu ka jawaabayaa qormo uu qoray saaxiibkay Ahmed Abdihadi, kaas oo uu ku soo bandhigay dood xoog badan. Wuxuu qabaa in manhajka qaranka laga dhigo af-Ingiriis isaga oo...
"Meel ay caddaaladi ku dhimatay, faqrigu ku xoogaystay, jahliguna bannaanada iska yaala, meel uu dareemayo in uu ku dhex dulman yahay bulshada, kuma nabadgeli doonaan dad iyo duunyo."...
Sanadkii hore ayay ahayd markii iigu horreysay, ee aan ka qaybgalo carwada. Weli waxaan xusuustaa sida jawigu uu ahaa iyo qaar ka mida martidii buuggaagtooda meesha ku soo bandhigay....
Badanaa ma safro! Waxaan ka doorbidaa akhriska buuggaagta, oo aan ka helo aqoonta kala duwan ee ku kaydsan. Laakiin maalmo aan aad u fogeyn ayaan u safray Dhuusamareeb, waa...
CABDI BASHIIR INDHABUUR
Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur?
Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...
Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan berri ugu marti ahay meel hebla.
Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican keliyeysiga uma aan...
Qormadan waxa ay soo koobaysaa taariikhda wadahadallada iyo caqabadahii hore, ee sababay in wadahadalku hakad galo. Faallaynta waxyaabaha ka hirgalay qodobadii lagu heshiiyay iyo waxyaabaha lagamamaarmaanka u ah qabsoomida...
CAQLI COL HORTII JABAY
“Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.”
-Frantz Fanon
Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u tahay dhallinyarada...