Web Editor

29 articles

FOOLAADKII FALSAFADDA & ARAGTIYAHOODI (1)

FOOLAADKII FALSAFADDA & ARAGTIYAHOODI (1) waxaa qoray Cali M. Diini   Gogoldhig “Falsafaddu si dhib yar bay ku jiirtaa xumaha tagtada iyo timaaddaada, laakiin waxaa legda xumaha taaganta (Philosophy triumphs easily over past, and...

SIDEE BUUG LOO GORFEEYAA?

SIDEE BUUG LOO GORFEEYAA? Qore: Cali M. Diini    Buug gorfeyntu faa'iidooyin door ah ayay leedahay: mar waa buundo isku xirta qoraha iyo qoraaga, ama buugga iyo akhristaha, mar na waa toosh...

NABADGALYO ROODHIISIYA W.Q. Cabdinaasir Xiddig

NABADGALYO ROODHIISIYA W.Q. Cabdinaasir Xiddig  Qormadaan waxaan ku dul-istaagayaa warbixin muuqaal ah oo aan ka daawaday barta YouTube-ka ee ThemesTV, taasi oo laga sameeyay is-badalkii waynaa ee sanadkii 1979-kii ka dhacay...

WAA LABO ADDUUN | W.Q. Cali M. Diini

WAA LABO ADDUUN W.Q. Cali M. Diini   Waa uu ka naxay. In kasta oo uu arko in shaqadu biyaajo dheer tahay haddana waa uu ka naxay; magaca meesha ay taal iyo...

GOD MADOW | W.Q. Cali M. Diini

GOD MADOW Waxaa qoray Cali M. Diini Waxaa tahay abris wax walba liqa. Waxaa tahay dilaa aan nixin oo aan jixinjixin. Miyuu dunida soo maray dilaa adiga kaa wayn, kaana arxandaran?...

Ninkii Saboolka Ahaa Ee Naaybuur

Ninkii Saboolka Ahaa Ee Naaybuur Waxaa qoray Cali M. Diini Sheekadan Ninkii Saboolka ahaa ee Naaybuur (The Poor Man of Nippur) waa mid ka ah suugaanta ugu faca wayn dunida. Waxaa...

ZARA YACOB: FILASUUFKII MAANKA FURNAA

Haddii reer Yurub ay Renè Descartes u aqoonsadeen aabbaha falsafadda casriga ah, Afrika iyo adduunkaba waxaa gar ku ah in ay Zara Yacob u cimaamadaan aabbaha falsafadda casriga ah ee Afrika iyo tan dunidaba.

SOLOMON KALUSHI MAHLANGU | Cabdinaasir Xiddig

SOLOMON KALUSHI MAHLANGU Waxaa qore Cabdinaasir Xiddig "Waxaan doonaynaa madaxbannaani, taasi waa waxa kaliya ee aan doonayno. Madaxbannaani ay carruurtu wax ku baran karaan, dadku ay ku shaqaysan karaan, dalku uu...

Faallo Kooban: buugga Godob iyo Gallad | W/Q Shukri Ali Mohamed

Faallo Kooban: buugga Godob iyo Gallad  W/Q Shukri Fiican   Waxaan rabaa in aan faallo yar ka bixiyo buugga uu qoray ustaad Hussein Wadaad ee uu ugu magac daray Godob iyo Gallad....

Ku Dul Socoshada Garangarta by Alan Watts

Ku Dul Socoshada Garangarta (Walking On The Wheel) By Alan Watts Tarjume Cali M. Diini Mabda’ walba oo nolosha asaasi u ah waxaa lagu muujin karaa labo siyood oo lid isku ah. Waxaa...

SHEEKOOYIN