XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 75aad
1-Haweenta ku jecel
Haweenta ku jecel waxba kuma waydiisato aan ka ahayn jacaylka ay kaa doonayso, ma danayso...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 70aad
1-Xasan albasri
Kaligey ayaan dhashay
Kaligey ayaana dhimanayaa
Kaligey ayaa qabiirga la i galinayaa
Kaligey ayaan alle hortiisa la istaagayaa camalkayga.
Maxaa...