XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 82aad
1-Yaab!!!
Laga yaabee marka aad qof u baahantahay in uusan qofkaas kuu baahnayn, marka qof kuu baahan yahayna aadan...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 80aad
1-Qofka aad tahay
Qof walba xaq uma lahan in uu dhabtaada ogaado, dadku waxa ay ku moodaan ha kugu...
U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).
Haa, sidee lagu helaa qof aad dooneyso, ogeyna in uu ku doonayo?. Naftaydu waxa ay ku jirtaa dagaal, waxa ay dhex...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD
Tan kale Saaxiib waayo aragnimo ka qaado, jacaylka kugu dhacay, ragga kula jaalka ahna qisadaada u weri si ay cashar ugu noqoto, kolay raggu waa...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 78aad
1-Sabar iyo mahadnaq
Murugada ma harayso inta nolol jirto.
Dadka aan wanaagsanayna dunida kama dhammaanayaan inta nololoshu socoto
Yaabkuna kama dhammaanayo...