CAQLI COL HORTII JABAY
“Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.”
-Frantz Fanon
Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u tahay dhallinyarada...
Danjire
Danjirennimadu Waa shaqo wax ku ool ah oo xasaasi ah, oo waxay ku saabsan tahay is baridda, iyo iskaashiga iyo wax is dhaafsashada laba dawladood iyo ku wada noolasnaha...
"Science is the poetry of reality." Richard Dawkins***"Saynisku waa ku gabyidda xaqiiqda/dhabnimada/runta." Richard Dawkins Profesor Richard Dawkins waa Alle diid rumaysan caddeymaha sayniska, maangal iyo maantus. Cinwaanka 'Cadowga Maangalka'...
TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. GalayrWaxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo...
بسم الله الرحمن الرحيم Balcamu bin Baacuuraa'aبلعم بن باعوراء Wuxuu Imaam Al Baghawiiالإمام البغوي Tafsiirkiisa Aayadda boqol iyo shan iyo toddobaatanaad ku wariyay, sida tafaasiirta kaleba, qisada Balcamu bin Baacuuraa'aبلعم بن...
TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD"SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA"Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. Galayr Geeska AfrikaGeeska Afrika waxa ay ka mid tahay meelaha lagu tilmaami karo in ay tahay gobalada...