Qoraallo

DADKA TAYADA LEH TALADA HA LOO DHIIBO W/Q; Danj. Maxamed Cusman Cumar

DADKA TAYADA LEH TALADA HA LOO DHIIBO Fiidnimadii markay bisha ahayd 22ka Oktoobar 2013, waxan ka qayb galay shir kooban (Panel) oo lagu qabtay SOAS ee Jaamacadda London, waxuuna ku...

Damac Waashay baa Jira: Axmed Idaajaa iyo Raage Ugaas – W/Q. Cabdixakiin Marayare

Damac Waashay baa Jira: Axmed Idaajaa iyo Raage Ugaas Axmed Faarax Cali, oo İdaajaa lagu garan og yahay waa suugaan dhaadhi iyo taariikh yaqaan wax badan ka og suugaanta soomaalida....

Ka Fikir: Soomaaliya oo la hoos geliya Wasaayadda IGAD 2016

Ka Fikir: Soomaaliya oo la hoos geliya Wasaayadda IGAD 2016 Maxamed Cusman Cumar — Qoraalka aad aqrinaysid qaar waa wax jira, qaarna waa wax mala awaal ah, kuna saabsan waxa dhici...

Damaca Deriska! W/Q: Axmed Rooble

Damaca Deriska Axmed Rooble — Ma Biloowgi Dhamaadka Soomaaliya baa? Mise Su’aashu waxey kasoo hormartay waqtigeeda? 193da Dal ee aduunka ku yaal dal walba wuxuu deris la yahay ama xuduud la...

Magaca “Somaali” oo meel kale ka yimid

Magaca “Somaali” oo meel kale ka yimid Danjire Maxamed Cusman Cumar — Marka la warsado su’aasha ku saabsan, magaca “Soomaali” meesha uu ka yimid ama sida uu ku soo baxay, jawaabta...

Waa maxay masuuliyaddu? W/Q: Saciid Muuse (Ustaadka)

Waa maxay masuuliyaddu?   Mas'uuliyaddu waa hannaanka ugu wanaagsan oo ey nafi dastuur ka yeelato. In aad mas'uuliyad muujiso ayaad ku gaari kartaa dhammaan waddooyinka guusha. Taas caksigeeda waa qeyrul-mas-uulnimada, oo...

Dalkaygow dad kuu ka kaca hel! Qore; Mohamed Musa Shiikh Noor

Dalkaygow dad kuu ka kaca hel!   Tan iyo maalintii aan garashada billaabay, waxaa jiray jacayl aan kuu qabo, jacaylkaas oo ahaa mid ka imaanayay niyadda, oo aan si gaar...

ADDOONTII YAREED! W/Q: Abdi-aziz Mohamed Shidane

ADDOONTII YAREED!   Cubeyda waa gabar yar, oo ku dhalatay carriga Sacuudi Carabiya. Waxay calool gashay mar ey hooyadeed qaxooti magan-galyo doon ah ku aheed xerada Al-jaxiima ee waddanka Yaman. Hooyada...

Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!.

Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga jugleynta leh ee lagu...

Sidee Romantic loogu ahaadaa Lammaanahaaga? Qore; Aweis Adde

Sidee Romantic loogu ahaadaa Lammaanahaaga?   Habeen aniga oo gabar teelfan kula sheekeysanaya, ayaa waxey soo hadal qaadday in ay hadda ka hor ayeeyaded weydiisay su’aal aheyd; “Ayeeyo haddii aan saaxibkey aad...

SHEEKOOYIN