suugaan

Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!.

    Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!. Dhegaha caalamku, markii ay maqleen in ay dhulka Soomaaliyeed macdan iyo batrool laga...

CARAB baad WALAALO tihiinna ha iga hadho!

CARAB baad WALAALO tihiinna ha iga hadho! Waxay ahayd goor galabnimo ah, ammin ku aaddan 2:00 Duhurnimo, waxaan markaa ku jirey waxyar oo bajiimo ah. Waxaan kala maareynayey hawlahayga shaqo,...

“Mooshin Midnimo” Maansadii 4AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”

Maansadii (Mooshin Midnimo) Maansadan waxaa la yiraa (MOOSHIN MIDNIMO) waxayna ka mid tahay silsiladda MIDNIMO, waana tii 4aad. Aniga oo aan diiddaneyn MIDNIMADA ayaan Mooshin ka keenay, qaabka ay dadku u...

“Dhagax dixeed” MaansadII 5AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”

Maansada Dhagax dixeed Maansadani waa Maansadii 5aad ee Silsiladda Midnimo. Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir M. Xersi, ee ee mahaceedu ahaa "Midnimo" billow iyo iyana u...

Qaabilaadda Isbeddelka Waayaha. W/Q: Zaki Cali Gurey….

Qaabilaadda Isbeddelka Waayaha Qof walba oo inaga mid ah Eebbe wuxuu siiyay 24 saac oo u dhiganta 1440 daqiiqo maalintiiba, waxaana xaqiiq ah in qof walba daqiiqad kastaa uu wax...

Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!.

Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga jugleynta leh ee lagu...

Maansada Midnimaa leh Maamuus Maansadii 3aad ee Silsiladda Midnimo…

  Maansadani waa Maansadii 3aad ee Silsiladda Midnimo, Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir Maxamed Xirsi, ee Midnimo, Maansadan ayaa ka hadlaysaa, Jawaabna u ah Su’aallo...

Maansada; “Dhulku waa dhulkeennee” Waxaa curiyey; Ayaan Shiekh “Nuxur”

Dhulku waa dhulkeennee   Dhibaatada dadkeygaa Dhaaka faarka maansada Igu dhalisay caawoo Dhabtii iigu wacano Dhinaceyga waayahyan Dhulkii muusan qabad abid!   Dhibbadii astaantiyo Dhaxalkii awoowyiyo Ddulki way ka quusten Dharabyada qaxootiga Ayey dheef u doonteen Wali way dhursugayaan!   Dhabbaheey qulqulayaan Boqol boqol u dhoobten Ku...

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Curiye: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan)   Maansada (Leyska dhiib Mareykan) Silsiladda Midnimo ee ka socoto Mareegta Laashin.com iyo Golaha Tartanka Suugaanta Soomaaliyeed ayaan kaga qeyb qaadanayaa. Maansada magaceeda waxaa la yiraa...

SHEEKOOYIN