Maanso

Maansadii Qabirlaay oo ka mid ah, Silsilad maanseedki Qoomamo

  Maansadan  waxaa la yiraahdaa  "QABIRLAAY"  waxayna ka mid tahay, Silsilad maanseedkii QOOMAME oo na dhex martay aniga iyo rag  badan oo  Jaallayaasheyda ah oo hal abuur ah,Silsiladda oo dulucdeedu...

Maansada: Ambaqaad

Maanso Ambaqaad Maansadan ambaqaad waxaan curiyay 17.09.2011 waxaana igu dhaliyay, dood ku saabsan in mar walba ummadeenu halhays iyo halqabsi ka dhigato, adduun weynahaa dhibaato nagu haya, faragelin shisheeyaa jirta,...

Maansadda Sir gemboon‏

Maansadda Sir gemboon‏ Maansadda, waxaa la yiraahdaa, “Sirgemboon” Maansaddan waxaan igu dhaliyey curinteeda, inaad raadraac ku sameeyo, sababihii dhaliyey burburka iyo dhibaatada jirta, aas aaskeeda, anigoo bidhaaminaya, meelaha aan...

Maansada: “I SU DARAN!” Curiye: Maxamad Xuseen Faarax

Maansada: I SU DARAN!   Indhowaydba DEELlEEY Ma daalacan, ma aan deyin Ma dallicin, ma dawdabin Dibnahayga uma furin Ma haaneedin Dowriyo Sidigtaydii Dacarreey Inta deebsho gaawaha Ma dambarin dambeeddada Faraskaygi Doollaal Isna dabarka kama furin Ha yeeshee, dakaan iyo Doobba gorayna maan...

Gabayga: Kediso! Curiye: Maxamad Faarax Xuseen

Gabayga: Kediso! Indhowed ka’dii gabay ma tiring, koobna maan darine Kelmo waaxid waayahan ma oran, kololo deediiye Kariim mahade kaar cudur ma qabin, mana kadiidyoone Ma kalaami wayn ee murtida, waan u kaadiyaye Kol...

Maansada: Xarigjiid! Curiye: Bashiir M. Xersi

Maansada: Xarigjiid!   Xorriyaddu macaanaa Xarragadu qurxoonaa Xaas heliddu wacanaa Xurmo yeelo fiicnaa Xigtaduna habboonaa Xigaaladu dhib badanaa. Xilkasnimadu fiicnaa Xalaal quudku roonaa Xaaraan cun daranaa Xakaarkuna lur badanaa. Xaasidnimadu daranaa Xiqdi dulunku badanaa Xaqiraaddu dilanaa Xariir duugan badanaa Xaqdarrooyin badanaa Xaqiiqadu dhib badanaa Xaqood raacdo fiicnaa Xaalin...

Maanasada: Shululuga Curiye: Maxamad Xuseen Faarax

Maansada: Shululuga maanso   Shalalaba adduunyadu Maxay shuqullo badan tahay! Maxay shaamareertaa Maxay been shukixisaa Run maxay ku shabisaa Maxay shaarar xirataa Shanleey soo huwhuwataa Qurux maxay shaldhaaddaa Kolba midab shuxleysaa Maxay kala shubtaa nolol Dib maxay ka shuuqdaa Maxay layrar shidataa Shucaac...

Maansada:Soomaali Hunuunu!!

Maansadan  magaceeda, waxaa layiraaa "Soomaali hunuunu" waxaa curiyey Abwaan Maxamed Xuseen Faarax, Waa maanso ka hadlaysa, marxalada maanta umadda Soomaaliyeed ku sugantahay. Galayr ha'da maanso Adaa hal abuurka Tixraaca ha’ leeyda Hikaadin ogaaye Hiddiida hiddiida Hobeyda...

GOBANNIMO-(Maanso)

GOBANNIMO-(Maanso):         Maansadan GOBANNIMO, waa Maanso guubaabo ah,  waxaab tiriyey  badhtamihii sanadkii 2008dii,  Maansadan oo dadka Soomaaliyeed faraysa inay heshiiyaan oo gacmaha is-qabsadaan, si guudna ugu wada adeegaan qarannimo iyo gobannimo...

Maansada; Cawo daran! Curiye: Bashiir M. Xersi

Maansada; Cawo daran!   Caga rogan adduunyada Cishadii timaaddiyo Waagii caddaadaba Caynad aad la yaabtiyo Cibro qaadad baa yaal!   Ca’da kale waxay tahay; Cawa daranta Soomaal Markii aan carceershee Camalkeeda daawaday Cilladdeedu badanaa Maxay ceeb dhextaallaa! Maxay coobil liitiyo Caaragoys wad wadataa! Maxay nacab...

SHEEKOOYIN