Anigu ma ciidee adiga ciid!
Waa guri wayn, oo ku yaallaa bartamaha magaalada. Waa la igu tirin karaa, in aan ka mid ahay dadka guriga deggan, haddana kama mid ahi....
Xorriyadda xaal ma siinaa?
Dalalka Afrika, inta badan waxay ku soo hoosnoolaayeen guumeystayaasha reer Yurub, xilligii uu guumeystuhu haystay waddammada Afrika. Waxaa ka dhacay dhibaatooyin iyo tacaddiyo ballaaran, oo loo...
Tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo.
Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo.
Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan;...
Geeljirihii tanaaday!
Mooge wuxuu ku dhashay miyaga fog, oo uu inta badan ku soo qaatey noloshiisa. Reerkiisa waxay ahaayeen xoolalleey leh geel iyo ari fara badan, asna wuxuu ahaa mid...
TARBIYADA TOOLMOON EE UBADKA
Waxaa lagu jiraa waqti ku adag waalidka soomaalida ah ee la nool casrigan ay aaladaha layskula xariiro dunidan ka dhigeen sidii dad hal qol ku wada...
Arag aanan ayaansan!
Waa aroornimo arbaca ah. Saaka waxa ay la soo kacday firfircooni iyo dareen diirran, oo jirkeeda saaqay. Ma taqaan sababta, balse waxa ay dareensantahay in uu u...
GUUSHA GAAR
Bani Aadanku wuxuu leeyahay, han iyo higsi, uu ku taamo, in uu gaaro, wuxuuna raadiyaa waddo uu ku xaqiijiyo yoolkiisa. Fikirkaasi inta badan Addanaha way ku wada jiraan...