Ina Cubtan

222 articles

Gabyga: DALEEL HOGAD Curiye: abwaan Maxamad Xaseen Faarax

Gabyga: DALEEL HOGAD  Deelleyda gabay waayadaan, waanigaan deyineWaataanan dayrtiyo gu'giyo, dawyadaan marineDibnahayga waataan ka jaray, dihashadeediiyeHa yeshee, markaan daa iraa, een dhegaha duubtoDawan qaylo dheer iyo waxbaa, ii durbaan tuma’eMarkaasaan...

Gabayga: CAALLE DOOR Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: CAALLE DOOR Indhoweydba caynleyda gabay, waanigaan curineCarrabkeeyga waataan ka jaray, casharradeediiyeHa yeshee, cunaha lay ma qaban, mana codeynweyneCaadiyaal intay tahay arrini, baan cuddo xiraayeMarkay talo cuyuban aasantana, waan cakabiyaayeAan...

DARDAARAN W/D: Hanni Maxa’ud Cabdi

DARDAARAN Si kasta oo aan u ooyo oo eey indhaheygu ilmada u seyriyaan, si kasta oo uu damiirkeygu u diido waxyaabo badan oo i damqinaya, in kastoo uu ooyayo nuurkii...

Dhibbanaha Allow caawi W/Q: Hanni Maxamuud Cabdi

Dhibbanaha Allow caawi Islaamku wuxuu lahaa quwad aad u sarreeysa, oo uu ku manneeystay 'ALLAAH' waana hibo u gaara muslimiinta. Sanadahan dambe waxaa aad u soo batay dunidan eynu joogno...

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax W/D: Maxamed Xaaji Ingiriis

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax Soomaaliya waxay qiime lahayd markii ay madaxda ka ahaayeen dadkii qiimaha lahaa. Run ahaantii, Soomaali kuma yara mutacallim iyo mufakar, hase yeeshee yaa...

HANNAANKA DAMBIGA: DAMBI LA’AAN ILAA DAMBI W/Q: Hassan Mudane

HANNAANKA DAMBIGA: KA SOO BILLOW DAMBI LA'AAN ILAA DAMBIفَطَوَّعَتْ لَهُ نَفْسُهُ قَتْلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُ فَأَصْبَحَ مِنَ الْخَاسِرِينَ(Surat Al-Ma’idah Ayat 30)Sidee qofka dambiile ku noqon karaa? Ficiladiisuna ay isku beddali...

HA NIYADJABIN! W/Q: Naxwa Tooreeye

HA NIYADJABIN! “Jirka noolaha, waxaa ku jira cad aad u yar, oo haddii uu xumaado jirka dhammaantii xumaanayo, haddii uu samaadana jirka dhammaantii samaanayo!” (QALBIGA) Xadiis Rasuulka NNKHNiyadjabku, waa qofka...

Ha ku dheelin Dhibbanaha W/Q: Nimco Noor

Ha ku dheelin Dhibbanaha Hooyo kastaa iyo aabbe walba oo ku nool nolol kalinimo ah, wuxuu soo maray xaallad dhibaato oo ku kaliftay in uu doorto kalinimo uusan haysan wehelkii noloshiisa, mid walbaa...

SHEEKOOYIN