Ina Cubtan

222 articles

XOOG DOOFAAR LAGU RAACDEEYAY! W/Q: Bashiir Cali Xuseen

XOOG DOOFAAR LAGU RAACDEEYAY!Bulshada Soomaaliyeed waa isir wadaag isu wada ehel ah, waa ilmo adeer, waa ilmo abti, waa ilmo habreed, waa isu seeddi iyo dumaashi, waa soddog iyo...

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAY W/Q: Hassan Mudane

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAYMaxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal...

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA W/Q: Dr. Anfac Abdullahi Mohamed

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA  Caanaha naasku waa caano laga soo saaro naaska (mammary glands) hooyada, si ay ugu quudiso ilmageeda dhashay, waana isha ugu horraysa ee cunuggu ka helo nafaqo (nutrition)...

Dumarow aan xishoonno! W/D: Anab Diiriye

Dumarow aan xishoonno! Waa in bah xaawaleey shir deg deg ah iskugu timaaddaa, maadaama xishoodkii lagu yaqiin sii lumi rabo. Xishoodku rag iyo dumar waa saaran yahay, oo mid laga...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q20AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q20AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Haddaan sii amba qaadno qormadeynii "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" qeybtaan waxaan ku soo qaadanayaa Sheekh, Laashin Macallin Nuuraddiin Rooble Xuurshow "Warcaddaaday" Eebbe...

GABAYGA: SOOYAAL Q5AAD Curiye abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 5AAD SAFGALAAL  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii...

Faallo kooban: Sheeko faneedda “BILAN” W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Faallo kooban: Sheeko faneedda "BILAN"  Ereyga 'Haasaawe' waa erey dhaqan ahaan dadkeenii hore adeegsan jireen kuna jirta maahmaaheena saddexleyda ah. Waxa ay ku maahmaahi jireen saddex lama raaco. Saddexda...

GABAYGA: SOOYAAL Q/4AAD Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 4AAD SANADGUURO Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii...

Cabdulqaadir “Aromo” Taariikhyahankii Weynaa ee Koonfurta Soomaaliya

Cabdulqaadir "Aromo" Taariikhyahankii Weynaa ee Koonfurta Soomaaliya"Haddii reer Waqooyi u kacay rag u diiwaan galiyey suugaantoodii, Cabdulqaadir Aromana waxa uu ahaa geesi qalinka u qaatay, sidii daaha looga rogi...

GABAYGA: SOOYAAL Q3AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 3AAD: SEEGSEEG  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii...

SHEEKOOYIN