Tifaftiraha

481 articles

GORFEYNTA BUGGA GASO, GANUUN IYO GASIIN W/G: Cumar Dheemoow

Magaca buugga: Gaso, Ganuun iyo Gasiin Qoraaga buugga: Buuni Cali Jimcaale Axmed Gorfeeye: Cumar Dheemoow Tiradda baalasha buugga: 110 baal, 219 bog. Hordhac: Gaso, Ganuun iyo Gasiin waa buug sheeko suugaaneed ah. Buuni Cali...

GACAL IYO GAYAAN

FAALLEYN KOOBAN DHIGANAHA GACAL IYO GAYAAN. Hoos ka soo degso qoraalka oo PDF ah. Mahadsanid GACAL IYO GAYAAN PDF Naga la soo xariir: laashin77@gmail.com

Sabraa sed hela! W/Q: Cabdulle Cabdi Kariim (Ugaas Jallaato)

  Beri baa waxaa jiray nin xoog-maal ahaa, dhowr maalin oo isku xigta asiga oo aan afkiisa wax saarin biyo cad mooyee oo xaalad naf dhowr ah ku jira. Baahi...

WAQTIGA IYO DHALLINYARADA W/Q: Dahabo Xasan Guure

Waqtiga iyo dhallinyarada Waqtiga iyo dhallinyaradu waa labo mawduuc oo mid walba haddii gaarkiisa looga hadlo aan la soo koobi karin muhiimadda iyo faa'iidada ay u leeyihiin nolosha. Waa labo...

KULA LIHI Q-9AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI Q-9AAD Aamus baan ku jawaabay, inta aan ka arkaayo meel qumman oo aan iskala jaanqaadi karno. Waxa saas ku gaabsaday waa Galool oo saluugsan qaabka uu xaalku yahay...

JIRIDKII JABAY! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Jiridkii jabay! Boqorkii gableey shimbirta, laashin: Axmed Caalin Caddaan Cosoble Eebbe ha u naxariisto. Jiridku wuxuu leeyahay; macnooyin badan waxaase ugu dhaw laba si, kuwaas oo kala ah: Jiridku...

Maxaad naga soo doontay! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Maxaad naga soo doontay! Eva waa macallimaddeyda, ma ahan qof isla weyn mana ahan sida dadka qaar ee ay caddaannimadu madax martay, waa macallimad kalsan oo laab furan. Wax badan...

Mugga daahan ee masafada Sh. Axmed Wacdiyow W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Mugga daahan ee masafada Sh. Axmed Wacdiyow Erayada suugaaneed ee la soo koobo, godkii la doono ha laga curiyee, waxaa ku hoos aasan macno iyo mug aysan dadka intiisa...

KABA TOLE KA KABA LA’! W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KABA TOLE KA KABA LA’! Waa muhiim in noole kastaahi helaa wax uu ku noolaado. Si taasi ay u jirto waa in la helaa wixii noloshaa salka u ahaa....

“MAAWEEL” Baalal tira yar, balse, tayo badan W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

“MAAWEEL” Baalal tira yar, balse, tayo badan. Wiilo Daahir Xasan waxay ku curatay dhigane loo bixiyey: “Maaweel” kuna saabsan suugaanta carruurta, gaar ahaan saddexda goobood ee carrab-jalaqada, googgaalaysiga iyo sheeka-xariirrada....

SHEEKOOYIN