Tifaftiraha

481 articles

Caqabadaha Haysta Garsoorka Soomaaliya W/Q: Carafaad M. Axmed

Garsoorku waa gole ka mid ah golayaasha saddexda ah ee ay dawladdu ku dhisan tahay. Waxa uu u xilsaaran yahay u kala garqaadida ummad sharci ku heshiisay; dhegaysiga dacwadaha;...

Semen waliba xeeshii! W/Q: Ciise Cali Ganeey

Semen waliba xeeshii!  Seynsaabka nololeed marba surin hore ayuu ku istaajiyaa. Meertaduna waa is dabataal. Muuqaalka guud ee walxaha iyo midka aadanuhu sida uu isu dhalanrogo ayaa dhaqanka iyo wax...

Lafagurka Tayadeeda-Dhigaaleed sheekada Gacal iyo Gayaan| W/Q: Macallin Cabdullaahi Sheekh Cabdi Aadam (Gacanka)

Lafagurka Tayadeeda-Dhigaaleed sheekada Gacal iyo Gayaan| W/Q: Macallin Cabdullaahi Sheekh Cabdi Aadam (Gacanka) Qoraalkan waxaan si kooban ugu lafaguraynaa sheekada “Gacal iyo Gayaan” ee dhowaan soo baxday oo uu qalinka...

DUCO-HOOYO | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Dhaqaalo-yari baahsan ayaa waddanka ka jirta. Mushaarkii shaqaalaha qaranka ayaa aad loo yareeyey. Waxaa socda muddaharaadyo ay dhigayaan shaqaalaha dowladda, oo ay ku dalbanayaan in loo biiriyo faraguutada ay...

Maansada DARIIQUU RABBI JEEXAY! W/C: Drs Sedra Sh. Cabdirisaaq

Maansada DARIIQUU RABBI JEEXAY! W/C: Drs Sedra Sh. Cabdirisaaq Maansadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: Dariiquu Rabbi jeexay!" Waa maanso farriin iyo guubaabin ah, kuna socota walaalaha Soomaaliyeed ee goortaan adag...

Dulmar kooban buugga: GODOB IYO GALLAD| W/Q: Ifraax Maxamed Cabdislaad

Dulmar kooban buugga: GODOB IYO GALLAD| W/Q: Ifraax Maxamed Cabdislaad Waxaa mahadi u sugnaatay Allaah oo igu beegay akhrinta dhiganahaan cajiibka ah. Waxan mahad iyo bogaadinba u dirayaa qoraaga buugga,...

Geeridii Daahir! W/Q: Mascuud Uurmaax

Geeridii Daahir! Waa xilli habeennimo ah, abbaaro sagaalkii fiidnimo. Hadda ayuu shaqo ka soo baxay, waxaa wajigiisa ka muuqda daalkii iyo diiftii shaqada uu maalinkaa soo qabtay. Isaga oo...

Tanina may sugeyday?! W/Q: Ibraahim Cumar Seefdheere

Tanina may sugeyday?!  Shukaansiga ayuu huud ku qabay. Mar kasta oo uu bannaanka u baxo gabadhii uu arkaba waa uu iskala qabsadaa. Qaar inta fiiriyaan oo candhuuf tufaan ayey jaanta...

Tacsi tiiraanyo leh!

Qoraa, afyaqaan, sheekoqore iyo aqoonbaare bulsheed Dr Maxamad Daahir Afrax ayaa xalay ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Eebbe ha u raxmado. Dr Maxamad wuxuu ahaa lafdhabar ay ku tiirsan yihiin...

Safarkeygii Dhulka ee Kenya W/Q: Rashiid Saciid

Safarkeygii Dhulka ee Kenya Soomalidu, nin ceel guntii galay oo aan ka soo warramin kugu dun bay yiraahdaan. Waa bartamihii sannadkii ina waydaartay ee 2019-ka, xiriirka diblamaasiyadeed ee Kenya iyo...

SHEEKOOYIN