Tifaftiraha

481 articles

Kula lihi Q-10AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Kula lihi Q-AAD Macallin, anii biriga warkaaga ma kasooyi, meel aas ku jeedo, goorba lama goodlahaanaas ku fooraraa warkaaga, minii kale saaxiibkeey waa lagu soo socdaa. Waxaan maqli jiray ”Qofkii waala...

DHAXALKA QALINKA W/Q: Shamis Mahad Tahliil “Shamis Hiil-aqoon”

DHAXALKA QALINKA Qoraalku waa hab adeegsada summado la isla gartay (kalmado, xarfo iyo calaamado sida: (.!, iwm ), si loogu gudbiyo farriimo, fikiro ama aragtiyo si hab la akhrin karo...

Gorfeynta Dhiganaha BILAN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

Gorfeynta Dhiganaha BILAN Magaca dhiganaha: BILAN. Magaca dhigaha: Cabdirisaaq Xasan Jidhi (Aqwaan). Bogagga dhiganaha: 112-bog. Guga la daabacay: 2019. Aslidda daabacaadda: Yalax Print, Muqdisho-Soomaaliya BILAN waa dhigane dheeheed, dhabbaha u...

QALANJO! W/Q: Cabdikariim Garruun

QALANJO! Qurux badanaa qidhim laga sii, wayna qaadatee. Maradda goonnada ah ayaa kor uga fidsan kubabkeeda cadcad ee catuutiga ah. Biyaha badweynta ee hirarku wado ayey cagaha kula dhex jirtaa...

HANQAAR JACAYL Q-1AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

HANQAAR JACAYL Q-1AAD Waa goor barqo ah oo ay jirto dabeyl yar oo xeeno-xeeno ah. Waa subax ay qorraxdu la soo muuqatay nabad iyo neegaadi, saxansaxada dabeeysha gu'eed ee biligleynaysa...

DAAQADDII JANNADA! W/Q: Cabdikariim Garruun

DAAQADDII JANNADA! Indhaha ayaan kala furay. Waan dhacadiidaa oo si fiican hurdada ugama bogan, dawanka goorsheegtuna dushayda ayey uga yeedhaysaa sidii onkodka mahiigaanka.Haa, aniga ayaa ku xirtay codkaas xalay markan...

Shan dabeeco oo ay leeyihiin dadka guuldarreystay! W/Q: Maxamed Haybe Axmed

Shan dabeeco oo ay leeyihiin dadka guuldarreystay! Wax badan ayaa laga Hadley guuleystayaasha, sida guusha loo gaadho, astaamaha ay leeyihiin guuleysayashu, sidaa si la mid ah ayaa qorayaasha Soomaaliyeed qalinka...

WAA MAXAY NAADI AKHRIS? W/Q: Cabdiqani Carfaaye

WAA MAXAY NAADI AKHRIS? Ma jeceshay akhriska? Ma raadisaa dadka wax akhriya si aad ula falanqeyso aragtidaada? Dad badan ayaa jecel akhriska, balse, waxa aad u adag in aad hesho...

Saamaynta hidde sidaha iyo deegaanku ku leeyihiin hab dhaqanka Aadanaha W/Q: Mukhtaar Axmed Nuur

Saamaynta hidde sidaha iyo deegaanku ku leeyihiin hab dhaqanka Aadanaha Marar badan ayaynnu maqlnay hebel waa hebel oo aan biyo is marin ! heblaayo waa hooyadeed oo halkan taagan !...

Falanqeyn dhiganaha GARDAADIYE W/Q: Yuusuf Cumar Nuur

Falanqeyn dhiganaha “Gardaadiye" Qoraaga buugga: Laashin, qoraa sare: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Bogagga buugga: 140-bog Maalintii khamiista aheyd taariikhduna ku beegneyd 22 bishii July 2021 waxaa aheyd maalin qurux badan,  waxaan  nasiib...

SHEEKOOYIN