XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 15aad
U OGOLOW NAFTAADA
Waa in aad naftaada siisaa ama u ogolaataa awood ay uga gudubto wax walba oo dhibaato ku aha ha noqdaan waxyaalaha...
XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 14aad
DHOOLA CADDAYNTA
In aad dhoola caddayso micnaheeda maahan in aad faraxsanaato, ee waa muujinta kalsoonida naftaada iyo muujinta malaha wanaagsan ee aad Rabi ka rajaynayso, adiga...
XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 13aad
SALAANTA IYO BARYADA ALLE BADI
CUMAR BINU KHIDAAB WAXAA LAGA HAYAA IN UU YIRI “ DAD WAXAA UGU BAKHIILSAN KAN SALAANTA LA GABADA OO KA...
XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 11aad
HADIYADDA IYO WAQTIGA.
Hadiyadda ugu qaalisan ee ay isi siin karaan labada nolosha wadaagta waa waqtiga iyo jacaylka, ma jirto hadiyad ka qaalisan...
Milicsiga Noloshayda
SHEEKO(Milicsiga Noloshayda)
QAYBTII 9AAD
W/Q Mohamed Musa Sh Noor
Waxaa igu jirtay cuqdad ah in aan ahay qof wayn oo waqtigiisa aan la jaan qaadi kariin, oo waxaan...
XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 10aad
KALA DUWNAANTA DHIB MA KEENTO
Iyada oo ka hadlaysa qiimaha iyo kala duwanaashaha u dhaxeeya dadka nolosha wadaaga ayay waxay tiri “ ninkaygu ma...