Gud Xuseen M Cabdule

23 articles

CARRAB-LAALAADIN (Qore Xuseen Wadaad)

Ma ogi, mana garan karo in la ila wada garan karo cinwaanka kore iyo in kaleba. Midse waa barkumataal in, in badan oo idinka mid ah ay si fududba u...

SADDEXEEYE Sheeko gaaban (Saynab Ugbaad)

Taladu waa saddex: ‘Mar aad garan weydo, Mar aad gaari weydo, Mar ay kula gudboontahay.’ *** Saddexeeye (Sheeko gaaban) Seynab Ugbaad “Ayeeyo, guurkayga ma ku faraxsantahay?” ayay ayeeyadeed weyddiisay, Hibaaq oo walaacsan. Ayeeyadeed Udgoon oo dareen soo gelay...

HADAL IIMA LAABNA (Sheeko gaaban) Qore Saynab Ugbaad

Hadal iima Laabna  (Sheeko gaaban) Seynab Ugbaad Carruurtiisa iyo ooridiisa oo guriga wada jooga ayuu Aw Diiriye, go’aansaday in uu la wadaago, hadal uu shan iyo toban gu’ood ku dhowaad laabtiisa ku...

SHEEKOOYIN