CAWRALA IYO CALI-MAAX
"Cali-maax sidii johoraddii, yaanan kuu jamane
Jannadii sidaa tahayna yaan, jawda kugu hayne
Dabadeedna kala jiidanine, mar ila soo joogso"... -Cawrala Barre.
Sheekadaan waxaa lagu tiriyaa in ay ka mid...
SIDEE BUUG LOO GORFEEYAA?
Qore: Cali M. Diini
Buug gorfeyntu faa'iidooyin door ah ayay leedahay: mar waa buundo isku xirta qoraha iyo qoraaga, ama buugga iyo akhristaha, mar na waa toosh...
QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL
(Autobiography vs Memoir)
Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala...
GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS
Waabaa beryay aan bilicsameyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiiro ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku nool...