Qoraallo

Xabsi doon! Q5AAD W/Q: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Xabsi doon! Q5AADGudigii ka socday (Main Office) Xafiiska wayn Ee Qaramada Midoobay, ee xabsiga nagu soo booqday, Waxey i siiyeen waraaqa sharci ah oo eey ku qornaayeeyn, According to 1951...

Dadku yaysan duufsan Dareenkaaga! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

  Dadku yaysan duufsan Dareenkaaga!   Dadku waa kuwa mar walba ku leh noloshaada saamayn dhinaca ay doonaan ha uga yeeshaan, in ay sidaa noqotana waa qaabka ay nolosha u dhisantahay, maxaa...

Gob jabtay! W/Q; Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Gob jabtay! Dhalinyaradan waxey ku dagaalamayaan, Anaa dhaqayo iyo anaa dhaqayo. Maskaxda waa remootka hago jirka kale ee bini'aadanka, Lacala haddii cirribta qodax kaa mudo ama jug kaa gaarto, isla markiiba...

Maansada; “Magan” Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow

Maansada; Magan Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow Halkan hoose ka fiirso muuqaal aad u qurux badan .... daawasho iyo bogosho wanaagsan.   https://www.youtube.com/watch?v=myBXpYpT16o&feature=youtu.be   Mahadsanidiin. Maamulka.

Xabsi-Doon Q4AAD

Xabsi-Doon Q4AADIsla markiiba waa la ii keenay labadii dhalo ee kooka koola ahayd, Laakiin waxaa la igu amray in aan, dhaqso ku cabo oon soo celiyo, dhalooyinka faaruqa ah,...

Xabsi Doon! Q3AAD W/Q; Saciid Muuse Axmad(Ustaadka)

Xabsi Doon! Q3AAD Waxaa la gaaray maqrib, dibna waa u soo carraabay anoo ka dhuumanayo bartii koontarool ee horteyda tiilay, Laakiin soo galitaanka iyo sii bixitaanka ayaan isku si loo baadhin,...

Jago Bannaan! Qore: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Jago Bannaan! Waxaa lagu daabacay bogagga hore ee jaraa'iddada ama Wargaysyadda, oo wiliba idaacadaha laga baafiyay in shirkadda, eey qaadanayso shaqaale cusub, cid Alla iyo ciddii buuxiso sharuudaha looga baahanyahay...

Qoowsaarkii dhagaha is tiray! Q2AAD WQ: Saciid Muuse (Ustaadka)

Qoowsaarkii dhagaha is tiray! Q2AAD Geedi hoygiisa waa doqosh coosh ka sameysan oo looga dhisay geeska Xerada lo'da uu ilaaliyo, waloow uu heshiiska ku jirin in habeenki wax la qabto...

Fal celinta caqliga!! (Qormo)

  Fal celinta caqliga!! (Qormo)   In qof qof loo noolaado oo aan waxbana leysku darsan iyo in dan la wadaago tee baa kula qurxan?   Su'aasheydaas baad la yaabtay iyo sidaan uga dhacsanahay...

Qowsaarkii is dhagatiray! W/Q: Saciid Muuse Axmad(Ustaadka)

Qowsaarkii is dhagatiray! Waxuu ahaa qowsaar ujuuro ugu raaca xoolaha dad kale, Waxuu usha u goostay sidii uu ku dhisan lahaa mustaqbalkiisa ugana bixi lahaa waxla'aanta. qowsaarnimadu waa shaqa adag...

SHEEKOOYIN