Qoraallo

Gabadha noloshayda badashay! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

Gabadha noloshayda badashay! Waxaan ahaa gabar yar oo waddada laga soo helay,  nasiib  wanaag cidda isoo heshay waxay ahaayeen cid aad u ladan oo ka koobnayd Aabe iyo Hooyo aan...

Madaxweyne adigu is eerso cidna ha eedin!

Madaxweyne adigu is eerso cidna ha eedin! Qofku marka uu wax xulanayo, nolosha ama kala dooranayo hadba degalka iyo deegaanka, dadka iyo dun iyo danwadaagta, waa inuu ka fiirsadaa kuna...

Heshiiskii Habardugaag Q1AAD Qore; Cabdiraxiin H. Galayr

Heshiiskii Habardugaag Q1AAD Meeshu waa baaddiye cidla ah. Waa duur iyo hawd dhirtu hamash tahay. Dab joog iyo duurjogna kuma kala maqna, oo waa joogaan. Habar dugaag ayaa go’aan ku...

Waa SHAHIIDAY! Qore; Mufakir Warsame

Waa SHAHIIDAY!   Waxay ahayd Dec 7 2006dii markii uu isoo dhacay talefon; “Warsame, walaal waxaan ahay dhaawac, oo waxa i go'an labada lugood, waxaan joogaa degmada Cadaado Axmed, Xasan iyo...

“U Maciin Macbuudow” Maansadii 11AAD ee Silsiladda MIDNIMO

Maansada; U Maciin Macbuudow Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 11AAD ee silsiladda. Marka laga soo tago inay sii xoojinayso  MIDNIMADA waa ALLE BARI, DUCO iyo ALLE TUUG, waxayna ku...

Hadaf la’aanta Siyaasadeed ee Hoggaankeenna! W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

Hadaf la’aanta Siyaasadeed ee Hoggaankeenna!   Tan iyo maalintii la qaatay, xornima ku sheegta Soomaaliya, ma jirin sida muuqata Hadaf siyaasadeed la bartilmaameedsanayo, oo la doonayo in la gaaro, waana middaas...

Xabsi doon Q1AAD Qalinkii: Saciid Muuse (Ustaadka)

Xabsi doon Q1AAD Waxuu yidhi,Meeshu waa xabsi, waxaa ku jiro in ka badan 600 oo dhalinyaro ah, Cid cid u aaba yeelayso ma jirto, Waxaa loo fadhiyaa koox koox, raga...

(Xabsi doon) Q;2AAD Qalinkii: Saciid Muuse (Ustaadka)

(Xabsi doon) Qaybtii labaad Waxuu yidhi, Markii laba askari dhankayga u soo talaabsadeen, ayaan hoos ula hadlay, laba ka mid ah dhalinyaradii aan is naqiinay si aan isaga yeelyeelno kuwa is...

Raja soo celintii Nasiibku dhaawacay! Curiye: Saciid Muse Axmad (Ustaadka)

Raja soo celintii Nasiibku dhaawacay! Waxey aheyd hooyo soomaaliyeed oo cimrigeeda nuskeedii ku qaadatay mid ka mid ah qurba nacaseedyada dalalka carabta. khamiis kala haadkii 1991, ayeey caruurteedii iyo saygeedii...

KHILAAFKA MADAXDA DAWLADDA SOOMAALIYA- SABABAHA IYO XALKA

KHILAAFKA MADAXDA DAWLADDA SOOMAALIYA- SABABAHA IYO XALKA Waxaa mar walba i xanuujiya oo aan ka gubtaa in maalmihi aan yaraa ee aan ahaa arday dugsiga hoose iyo quraanka dhigta xiligi...

SHEEKOOYIN