Qoraallo

Taariikhda fikirka islaamiga ah! W/Q: Mukhtaar Axmed Nuur

Erayga taariikh, asal waa eray af Carbeed ah, macnihiisu yahay ogaanshaha tagtada iyo dhacdooyinkii ku lammaanaa. Se eraygan marka wax laga baddalo dhanka qaab qoraalka waxa loo dhigi karaa...

FALSAMADA QORAAGA W/Q: Caliqeyr M. Nuur

FALSAMADA QORAAGA W/Q: Caliqeyr M. Nuur Danta qormadan gaabani waa in ay kormarto ujeedka erayada qoraal iyo far. Dhanka kale waxay ka tilmaamaysaa tiirarka aasaaska u ah qoraalka wanaagsan. Salka erayada...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-13AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalka Xayeysiinta (advertising) 2 Iibinta shaqsiyeed:Iibinta shakhsi ahaaneed waa soo bandhigid shaqsiyeed oo ku saabsan awoodda iibka ee shirkadaha iyada oo ujeeddadu tahay suuq-geynta iibka iyo dhisidda xiriirka macaamiisha. Muuqaalka...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-12AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Xayeysiinta (advertising) Xayeysiintu waa nooc dacaayad ganacsi ah oo loo sameeyo kor u qaadidda iibinta wax soo saarka ama adeeg iyada oo la adeegsanayo warbaahin kala duwan, farriintana waxaa lagu...

QOFBA SI BUU U DHIGAY! Gorfaynta Godob iyo Gallad W/Q, Barbaariye: Bashiir Cali Xuseen

QOFBA SI BUU U DHIGAY “Gorfaynta godob iyo Gallad” Ma ku soo gaaray Buugga Godob iyo Gallad? Maqashaye ma aragtay Mise waad ku war la’dahay? Aan kuu meeriyo ee ila soco: falanqeynta...

ASALKA SUUGAANTA W/Q Barbaariye: Bashiir Cali Xuseen

ASALKA SUUGAANTA Is weyddiintu, waxa ay na leedahay: “Waa maxay Suugaan?” Suugaani, waa hadal faracyo leh, kaas oo markiisa horaba ah dhawaaq ka soo dhex abuurma carrabka iyo labadiisa daan, celcelin...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-11AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalka filimada-2 Xilligii aamusnaanta hore: Qodobbada ugu waaweyn ee filimka aamusnaanta iyo filimka codka ah ilaa 1927-dii inta badan sawirrada dhaqdhaqaaqa waxaa la soo saaray iyagoo aan cod lahayn. Muddana...

Dul-marid kooban buugga: Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/Q: Amaal Maxamed Adaam ”Amaal Baaloow”

Dul-marid kooban buugga: Gaso, Ganuun iyo Gasiin Borofaysar Cali Jimcaale ma ahan mid iiga baahan in aan anigu bulshada uga faalloodo ama baro horteey jiraa yaqiinnay. Haddaba, dhiganaha GASO, GANUUN...

Wedka dilay adkaayee W/Q: Zedra Shekh

Wedka dilay adkaayee W/Q: Zedra Shekh Hal sano ka hor maanta oo kale kuna beegan 23/04/2020 waxa geeriyootay qof aan iyada oo kale dib loo ar kayn wedka haddii la...

Cilmiga Nafta (Pschology) W/Q: Muktaar Axmed Nuur

Cilmiga Nafta (Pschology) Maxaa maskaxdaada kusoo dhaca markaad maqasho cilmi nafsi? waa hubaal in dad badani ay ka haystaan fikrado khaldan iyo wax ka baxsan garashada qofka, haddii asxaabtaadu maqlaan...

SHEEKOOYIN