Qoraallo

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/D: INA CUBTAN

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/Q: INA CUBTAN GACAL IYO GAYAAN waa buug sheekeed kuwii la qoray gu’yaashan dambe mid ka mid ah kuwa ugu muca iyo macnaha weyn, marka aad...

KULA LIHI Q-8AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Galool: War kuwaanina, maxa ay ahaayeen? Ar ”ku hadla af la yaqaan mid Carab iyo Cajab kuu doonaba ha ahaadee!" Jaalle: Macallin, kan intaas naga soo galay ”shabtiisa leenba...

DHAAYAHA SAXAADDA Q-1AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

DHAAYAHA SAXAADDA Q-1AAD U sheeg dadweynaha waxaad aabbahaa iyo hooyadaa u sheegi laheyd! Gogoldhig Sooyaal saxaafadeedkani waa sheeko-cilmiyeed lagu lafa-gurayo saxaafadda guud iyo tan gaar ahaaneed ee waddankeenna soomaaliyeed. Waxaa si aqoon...

GORFAYNTA GACAL IYO GAYAAN W/Q: Muxyadiin Xuseen Ciid

GORFAYNTA GACAL IYO GAYAAN W/Q: Muxyadiin Xuseen Ciid 06/02/2021 Waa buug uu qoray Qoraa ahna hal-abuur Xasan Cabdulle Calasoow (Shiribmaal), caddadka buuggu waa 281. Sida ka muuqata magaca buugga, sheekadan...

XUSKA IYO XASUUSTA LAASHIN Xuseen Kadare W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Ayaanka Abwaanku, waa banaamij ay daaddihiso xarunta dhaqanka iyo suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye AUN, isla markaana xus iyo xasuus looga dhigo halyeeyadii soomaaliyeed ee bulshadooda soo gardaadiyey waayo adagna...

Baadi goob baahi badan! Q-20AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 20aad Waxaa soo caga dhigtay magaalada uu xaashi ku amar taagleeyo Muuse oo u soo muuqda awood aan sinnaba lagu celin karayn oo wax uu ka...

KULA LIHI! Q-7AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Si kasta oo ay ahaataba, armuu keligiis gudaha iska qarxiyay oo uu dubbuha yahay mid gudaha ah oo aan dibadda lagala dhicin. Haddana Jaalle, kuye ”abaalka aas kugu sheegtay,...

Baadi goob baahi badan! Q-19AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 19aad Qoyska reer xaashi dhaqaal xumo daran ayaa kusii badanaysay taas waxay sababtay in wax badan ay waayaan hanti badan oo ma guurta ahna ay dib...

INTA AADAN BUUG QORIN KA HOR! W.Q: IBRAAHIN-NOLOSHA

Marka reer la rarayo ka hor, waxaa la sameeyaa xogwareysi, sahan muddo qaata iyo indho-indheyn. Sahankaasi wuxuu sahlayaa in la soo helo firin cosob ah oo reerka lagu furi...

SHEEKOOYIN