Qoraallo

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-5AAD W/Q: INA CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q5AAD Debbaaldegga madaxbannaanida: dabbaaldeg waa muujin farxad iyo raynrayn, damaashaad iyo dekayn wehliso oo kulan, is arag, isu soobax, dheel iwm lagu barqaysto...

Qalinmaalkii Qarniga! W/Q: Aar Aw Fiqi

Qalinmaalkii Qarniga! Maanta oo kale lix sano ka hor buu iishay Cabdiqaadir C. Maxamuud “Aroma” (1950s—July 16, 2014). Waxa uu ku allaystay London, UK. Hordhac: “Waxa uu ahaa nin Rabbigii...

Dib u milicsiga GASO, GANUUN IYO GASIIN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Dib u milicsiga GASO, GANUUN IYO GASIIN Prof: Cali Jimcaale Axmed, waa aqoon yahan wax ka dhiga: Queens College ee Jaamacadda magaalada New York ee dalka Maraykanka. Wuxuu dhigaa maaddada...

CABDI INDHO LA’! Sheeko gaaban W/Q: Cabdulle Cabdikariim “Abka Xaaji jallaato”

Cabdi indho la'! Sheeko gaaban Waxa ay aheyd galab gaab qorraxdu ay u sii hoyaneyso godkeedii, saacaddu waa afartii galabnimo iyo bar (4.30PM) saacad ka hor ayaan is diyaariyay, maalinkaas...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-4AAD W/Q: INA CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-4AAD Midnimo: si ahaan waxay noqon kartaa; isu geynta ama isku daranka labo wax ama ka badan oo isku jaad iyo isku jin ah...

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-6AAD W/A: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-6AAD Darbiyo Lacag: Xaaji DaadihiyoowBeryahaan isweynay,Baasase meel kuma sheegin. Xaaji Daadihiye: Baasihii ruux waayaa Ruux kaley la baridoo Ba’ayeey kaga keentay. Darbiyo Lacag: Bisinkaan ka iri...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                         KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 16aad idil markan dhaqaala wanaagsan ayey yeelatay wax ka maqan ma jirin, waalidkeeda ayey dib ugu laabatay waay isku dayday in ay ka dhaadhiciso in ay magaalada...

SHEEKOOYIN